Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland consulate in Addis Ababa set on fire by walaalaha Ethiopia

Recommended Posts

Saalax   

Walaalaha Ethiopia are on a roll this year.

 

Safaaradii Somaliland ee dalka Itoobiya oo dab la qabad siiyay.

October 8, 2017

Maamulka Soomaaliland ayaa shaaciyay in la gubay dhimsaha Safaaradii ay ku lahaayeen magaalada Adis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya kadib markii muwaadin la sheegay in uu u dhashay Itoobiya uu dab qabadsiiyay dhismaha.

 

Safiirka Soomaaliland ugu magacaaban Itoobiya ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray “Waxaa xalay saqdii dhexe dab la qabad siiyay dhismaha Safaarada Jamhuuriyadda Soomaaliland ee magaalada Adis Ababa waxaana loo qabtay qof u dhashay Dalkaan oo la aaminsan yahay in uu ka danbeeyay” sidaas waxaa sheegay Safiirka Soomaaliland ee Dalka Itoobiya.

 

Ilaa hadda lama cadeyn Khasaaraha ka dhashay dabka balse Soomaaliland ayaa sheegtay in lagu guuleestay daminta Dabkaasi, sidoo kale Lama oga Sababta ka danbeysay in dab la qabadsiiyo Dhismaha Safaaradda.

 

Mudooyinkii danbe ayaa waxaa taagnaa xiisad u dhaxeysa Maamulada Soomaaliland iyo Ismaamulka Qoymiyadda Oromiya ee

 

http://www.caasimada.net/safaaradii-somaliland-ee-dalka-itoobiya-oo-dab-la-qabad-siiyay/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this