Suldaanka Posted October 10, 2017 I have zero problem with Saalax being anti Siilaanyo or anti Somaliland. Kaam yaa anti Somaliland ah? I expect him to lift his game from the ground to a level that is healthy that we can debate on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 10, 2017 May be Jamal Osman can write a full page explaining his opposition to current Somali leaders, however, the twitter bomb he is throwing is perfected by Trump and leads to real chaos. I think it is Jamal who is out of control. One or two mistakes will not undermine the current Somali government as long as they continue to build the Somali army and police and fight corruption. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 11, 2017 Jamaal waxaa u fiican inuu buuxiyo booskii halgaamu ka baxay si calani ah inta shir jiraa'id qabto waana nin adag oo kasoo bixi kara hawshaa sidaan filayo. balse caadifad raqiis ah iyo wariye madax bannaan baan ahay waa shaqo fudud gabdhaha ha u daayo wakhti adag baa lagu jiraa. Odweyne saaxiib taariikhda haddii la been abuuri karo mar hore, yaa laydin aqoonsan lahaa. Adeerkaa cigaal allaha u naxariisto khudbadihiisii ugu dambeeyay dhagayso wuxuu si cad u sheegay inuu marti ku ahaa koonfur walgiisba. Guurtidii iyo garcastii meesha fadhidayna waa u sacabiyeen, waxayna go'aansadeen in Airport loogu magac daro. Aduunkana lama sheegin dad wadankoodii ay u dhasheen marti ku noqda snm ka hor nin marti ah wuxuu ka gaysan karo soomaaliya waa yartahay. Meeshu waa afrika ciduna saxan buuxa miiska kuu saari mayso awoowayaasheen geel jir bay ahaayeen,geel caato ah bayna nooga dhinteen intii kasoo hartayna abaar baa laysay. ingiriiskaan aad ku dayanayso iska daa oo waaqiciga wadanka soomaaliyoo dhan yaal hor istaag saaxiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted October 12, 2017 @gooni said: balse caadifad raqiis ah iyo wariye madax bannaan baan ahay waa shaqo fudud gabdhaha ha u daayo wakhti adag baa lagu jiraa. Gooni is sexist. loool. Quote Share this post Link to post Share on other sites