Suldaanka Posted September 9, 2017 https://www.youtube.com/watch?v=E16oDIO7M9w Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 9, 2017 Togba taagtii rogmay. Somaliland intii tamarteed ah tidhi, ileen qosala hiil lehe! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 9, 2017 ilaahow umadda jaadka ka qabo,qaadku waa daroogo,wax walba kuu sahlaya diyaarado ma lihini turkigu burma ha na geeyo ku lahaa!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted September 9, 2017 ^Nimay Xabashi iyo Kikuuyo xiniinyaha ka siibtay, kolay meel fog kama fakari karo. Somaliland kama lidato dalka yar ee Burundi ee ciidamadeedii Xalane iyo Mogadishu maamula. Ayagaba diyaaraddo malaha laakin hadana waxay leeyihiin han ah inay ciidamadooda gayn karaan meelo shisheeye. Somaliland kalideed waxba ma qaban karto laakin dawladda awooda u leh inay hogaamiyaan waxay ku darsanaysa rag u heelan inay ka qayb qaatan badbaadinta umadda la xaasuqaayo. Hal ku dhega Hargeisa sanadkan waa "Hankaagu ha dhaafo reer Hebel". Waa bashar kula mida ninka aduunka ku dul kaajayaa, maxaa kuu diidaya inaad kartida ilaahay ku siiyay aad adna wixii aad qabsan karayso aad ku dhaqaaqdid? Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 9, 2017 Ma dhaafayo hankoodu reer hebel iyo sedexdaa magaalo awoowe mowduuceenu halkaa ma'ahan 5000 oo kumaandoosa haday joogaan hargaysa, may xoogooda ceel biyood ugu qodaan dadkaan reer miyigaa oo ayaga iyo xoolahoodu isku kor bakhtiyeen anigu waxaan u arkaa marqaan hadal han meeshaas kama muuqdo saaxiib burma waxay ku dhex taal dawladaha muslinka ugu owooda badan xag dhaqaale iyo xag ciidanba. Quote Share this post Link to post Share on other sites