Suldaanka Posted September 4, 2017 Prof. Cali Khaliif is a realist. The so called "Midnimo" can only come if Hargeisa blessed it. No amount of acrobatic manoeuvring can change that. Be it lap dancing for Garoowe or Mogadishu or even entertaining "mini-me statelet". The only way forward is to address the genuine concerns of all sides and bring everyone on board in a united independent Somaliland state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 9, 2017 http://wargane.com/2017/09/09/somaliland-wada-hadalkii-u-socday-dawlada-somaliland-iyo-kooxda-khaatumo-oo-la-filayo-inuu-barri-ka-furmo-magaalada-caynaba-iyo-labadii-guddi-oo-caynaba-ku-wada-sugan-xalayna-u-hoyday.html/amp Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 14, 2017 Ali Khaliif oo taageero ka helay Boocame Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 20, 2017 Here is the Agreement that was signed in Aynaba Town by President Siilaanyo & Khatumo leadership Prof. Ali Khaliif Galaydh. 1: In la helo cadaalad , sinaan iyo nabad kuwada noolansho. 2: In lawada ilaaliyo jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland. 3: In khilaaf kasta oo jira lagu dhameeyo wadahadal iyo jid nabadeed. 4: In la adkeeyo midnimada iyo nabad kuwada noolanshaha . 5: In distuurka dib loo furo si loo sugo awood qaybsi Ku dhisan cadaalad iyo sinaan, gudi jogtaana loosaaro arinkaasi. 6: In dawlada Somaliland ururada samafalkaa iyo hay'adaha jimciyada quruumaha ka dhaxaysa ka hawlgala ay mashaariic wax Ku ool ah ka samayn lahaayeen gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. 7: In ciidamada Khaatumo ee hubaysan la qarameeyo oo wadanku yeesho ciidan qaran oo suga xuduudihiisa iyo jiritaankiisa iyo danihiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted October 21, 2017 Halkan ka daawo war bixin laga diyaariyey heshiiskii taariikhiga ahaa ee Somaliland iyo Khaatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted October 21, 2017 https://twitter.com/musasarmaan/status/921703887236722688 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted October 21, 2017 Hadii geeriyi ku dayso gabow maxaa laga yeeli, waliba laga yaabaa in xiligaas ay ahaayeen in their 40s. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted October 21, 2017 Oodweyne Somaliland Rabi iyo rag bay leedahay aad ka mid tahay, waanan hubaa in ay u dhici doonto "sidii xeegano xeego u noqoto,ilkana ku nabadgeli lahaayeen' Quote Share this post Link to post Share on other sites