Sign in to follow this  
Saalax

The Che Guevara of Somalia : "All Somalis are brothers wherever they live"

Recommended Posts

Saalax   

Upon release from release today. :D :D

 

 

Coldoon "Djibouti, Kenya, Ethiopia, Somaliland, Mogadishu, meeshay doonto ha degto Soomaaliida wa walalo"

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Afkiisa wax lala yaabo kamasoo bixin

Dadka wanaagsan way badan yihiin allaha xafido

 

Nin wariye samafal iyo arimaha bulshada ka shaqeeya muqdisho maxaad u tagtay ha lagu xiro waa gardaro madow,hadana taas waxaa kasii liita madaxweynaa cafis u fidiyay.!!

 

Maxaa lagusoo xiray? yuu dambi ka galay? laysma waydiin.

 

Taas waxay ku tusaysaa qiimo xumada madaxwayne nimada ku dhacday.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this