Saalax Posted May 25, 2017 Upon release from release today. :D Coldoon "Djibouti, Kenya, Ethiopia, Somaliland, Mogadishu, meeshay doonto ha degto Soomaaliida wa walalo" Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 26, 2017 Afkiisa wax lala yaabo kamasoo bixin Dadka wanaagsan way badan yihiin allaha xafido Nin wariye samafal iyo arimaha bulshada ka shaqeeya muqdisho maxaad u tagtay ha lagu xiro waa gardaro madow,hadana taas waxaa kasii liita madaxweynaa cafis u fidiyay.!! Maxaa lagusoo xiray? yuu dambi ka galay? laysma waydiin. Taas waxay ku tusaysaa qiimo xumada madaxwayne nimada ku dhacday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 26, 2017 Well said gooni. Ramadan kareem to all SOLers. Quote Share this post Link to post Share on other sites