cadnaan1 Posted May 15, 2017 waa wiil jaamacad kasoo baxay laakiin ku shaqaysta as waiter jazeera hotel oo dadka la yaaban yihiin oo waxan dhaqan ka dhiganay inuu qofka ka xishoodo shaqo laakiin uu shaxaad ku noolaado. xamar waxaad arkaysaa the constructions sector iyo customer serviceka hotelada waxaa ka shaqeeyo ajaanib u badan kenyan iyo ugandan iyo qaar turki iyo hindi ah dhalinyaro badan waxay usoo shaqo tagan shaxaad hotelada iyo xafiisyada dowlada http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/7325-daawo-yaabka-wiil-jamaacada-hargaysa-kaso-baxay-oo-muqdisho-hotel-jazeera-waiter-ka-ah-iyo-sida-dareenkiisa-video Quote Share this post Link to post Share on other sites