Barwaaqo Posted May 17, 2017 Ethiopia wishes Somalilanders happy independence 18 May. https://pbs.twimg.com/media/DADX6KpWAAUbb1W.jpg:large Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted May 20, 2017 (Adille) ama cadayn uma baahna in internet'ka laga raadiyo, itoobiya waligeedba way aqoonsanayd snm farxad ku seexda walaalayaal. dhanka siyaasadda itoobiya iyo somaaliya waa laba dal oo dhul kusoo dagaalamay,dad badana naftooda ku waayeen,dalalka noocaasana aduunka meelay saaxiib ku noqdeen lama sheegin. dawladda somaliya hadda ka jirta haba iska tabar yaraatee waxaa loo baahan inay mucaaradka itoobiya soo dhawayso, xafiis la wada ogyahay kasiiso, amaankoodana ilaaliso Tv'soomaaliana saacad ku yeeshaan ayarimahooda ku falaqaystaan afka amxaarigana ku hadla. dheeli tirka siyaasaddu waa ilaalinta qaranimadaada. haddii kale hal dhinac kaliya bay ka rarnaa, faragilina waligood kaa dayn maayaan,waa afrikaan qaniinyaa kaa fujin karta. Ereteriya waa somali rubeceed agtoodana ma is taagi karaan iska daa inay arimahooda gudaha dhex galaane. cad bisil haddaad miiska u saarto wuu muudsan awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites