Tallaabo Posted February 24, 2017 @gooni said: umaddii badankoodii waa buskootay ilahay mahadiis snm si tartiib tartiiba bay godkii ugasoo baxaysaa adeer qabiil iyo qabyaalad haddaad aaminto adiga wiilkaaga ama inankaaga sidaad u taqaanaan yaa laydiin gar naqi somaalidu waa casabo iyo rixim,casabo waa reer adeerkaa riximna waa reer abtigaa, dhinac walba waa isku qoys. suurta gal ma'ahan Dr,oodweyne inuu wakhti iyo qoraal dheer kaaga lumo,habeenkii 18ka may baan riyooday dadka badankiisu caqligii waa usoo noqday sidii hore xaalku ma'ahan reer waqooyi galbeed alaha xafidee way ogaadeen in badweynta kaluun fiican laga helo,adna wuxuu dhididkii kaaga dhamaaday baraag sii guraysa ha la ag taagnaado raggii dagaalada sokeeye kasoo qayb qaatay mujaahid ha'gu yeerin si xisaabta alle kaaga yaraato waa talo saaxiibtinimo. Dadkan aad ka hadlaysaa horta waa ayo. Sxb qoraalkani wuxuu ku saabsanyahay dad jumhuriyadda Somaliland kasoo jeeda markaa hamoodin in meesha lagu xusayyo sidii Villa Burundi iyo Gedo loogu dabaaldegay oo loogu soo dhaweeyay ina afwayne. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 24, 2017 Oodka iyo Barwaaqo, I wouldn't waste my time on a kid suffering from an extreme form of an Obsessive Compulsive Disorder and whose identity is as you found out, fraudulent. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted February 24, 2017 @Barwaaqo said: Farmaajo caleemosaarkiisii wuxuu ku casuumay Morgan the putcher of Hargaeysa. What did you expect? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 24, 2017 Poor attempt at ad-hominems won't change the fact Musa Bixi is a cheap war criminal folks. If there is one thing I have a disdain for that is hypocrisy, he should hide away from the public with his blood soaked hands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 24, 2017 ciyaalku markay af barad yihiin bay ugu qurux badanbyihiin adeer qoraalku kuma saabsana jamhuuriyadda burindi xaflad aroos oo reer burco gaar u dhigteena ma'ahan akhri cinwaanka oo fahan marka hore, mujaahid umad soomaaliyeed horay u laayay yaa hadana reerihiisii kusii jihaaday asaguna waa soomaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted February 26, 2017 macno samayn mayso haddaan xaqiiqda loo dhawaanayn waa un rag iska celin iyo reerkayga aduunkaa laga yaqaan soomaalida dagaaladii sokeeye ay soo mareen haddii la barbar dhigo kuwii ruwanda suuriya ciraaq iwm waxba nama gaarin balse snm waxay abuurtaa cadaawad dhiigga raacsiisan,runtii anigu nin weyn baan ahay waana iisoo bixi weyday sababta nabarka daa'uuska daawada loogu waayay! mar waxaan is iraahdaa aqoonsi bay ku doonayaan cadaawad saa fog ma jirto hadana markaaan dhagaysto odoyaal siyaasiyiin iyo culumada qaarkeed malahaygii hore waa ka shakiyaa awoowe soomaalinimadu faa'iido gaara reer ku qaba ma jiro haddaan luuqadaada ku hadlo soomaalidu waa beelo, wax walbaa ka dhaxayso diin illaa luuqad midab iyo dhaqan qabiilka weyn oo laysugu yimaado waa soomaali haddii aad jeclaato inaad gooni joog ahaato adigoo beela waad lumaysaa waana xil weyn ama waajib in maskax fayow wax lagu xaliyo. tan ugu dambaysa dagaal dambe dhici maayo insha allah awoodda beesha noo kaydi,inta mayalka adag oo aad ka mid tahayna allaha soo hadeeyo Amin Quote Share this post Link to post Share on other sites