Saalax Posted January 23, 2017 Shirkaddaha Macdanta Ka Qodaaya Iyo Sahaminta Shiidaalka Gobolada Bariga Somaliland Oo Abuuray Xiisad Colaadeed Iyo Maleeshiyaad Hubaysan Oo Gaadiid Ka Afduubay Gobolka Saaxil Hargeysa, (Baraarugnews.com)- Gaadiid noociisu yahay baabuurta xamuulka ah ee booyadaha loo yaqaan oo ku jiray biyo dhaamis ay gaadhsiinayeen shacabka abaarta ba’an ee biyo la’aanta iyo cunta la’aanta ah ku habsatay ee gurmadka ka waday Gobolka Saaxil, ayaa maanta dablay hubaysan oo aan la garan haybtooda waxay dhaceen gaadiidkaa oo la sheegay inay ka afduubeen deegaanka Gobolka SAAXIL, isla markaana warar hordhaca oo naga soo gadhaaya ayaa noo xaqiijiyey in baabuurta booyadaha ee u dhaaminayey dadka abaarta ba’an haleeshay lagu qabtay deegaanka Gobolka Saraar ee bariga Somaliland. Warku wuxuu intaa ku darayaa in kooxda dhacday ee maleeshiyaadka aan la aqoonsan hayboota hubaysnaayeen markii la qabtay, kuwaasoo la tilmaamay in gacanta ku dhigeen ciidamada jiida hore ee qaranka Somaliland eek u sugan bariga. Booyadii Biyo Dhaaminta Abaaraha Gobolka Saaxil Ee La Dhacey Oo Goordhaweyd Lagu Qabtey Degaanka u Dhaxeeya Ceelal iyo Bali Caraale Oo Katirsan Gobolka Saraar”sidaa waxa yidhi Xildhibaan Bidhiidh C.laahi Aw Aden Oo Katirsan Golaha Degaanka Degmada Berbera,islamarkaasina Kamida Guddida Abaaraha Ee Gobolka Saaxil,Waxaanu intaasi ii Raaciyey oo uu yidhi, “ Gaadhigaasi Hadda gacanta ay ku hayaan Ciidamada Amaanka Somaliland ,sidoo kalena Ay ku Dabo Jiraan Darawalkii iyo ninkale oo la Socday intaanu immika ognahay waa intaa.” http://www.baraarugnews.com/2017/01/23/shirkaddaha-macdanta-ka-qodaaya-iyo-sahaminta-shiidaalka-gobolada-bariga-somaliland-oo-abuuray-xiisad-colaadeed-iyo-maleeshiyaad-hubaysan-oo-gaadiid-ka-afduubay-gobolka-saaxil/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 23, 2017 Marka hore wax luf luf/dhaadhac, ah dadka hadeey ka so gaadhi, oo shaqa abuurida, waa arin la soo dhoweeyo. (inkastoo waraabayaal meel walba joogan), any project that is creating jobs is welcome. Arinkse, waa gambling, there is no way any company could excise with any entity, without real insurance, no proper company could deal with a state that does not have international recognition, Silaanyo knows it, laakin waa KU XOQAN, and for this company , is gambling, and maybe mafia style, don't care international norms. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 23, 2017 maakhiri1 It is misplaced priority trying to drill for oil while thousands of families are starving in this same area they are trying to drill (eastern Sahil , eastern Togdheer parts of western Sanaag). War criminal Silanyo is trying to take advantage of his own community, he should give them proper shelters and water rather than trying to drill for imaginary "oil". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted January 25, 2017 Siilaanyo is a confused man who desperately needs money to pay his corrupt sidekicks. That is the only way to describe his behavior. Quote Share this post Link to post Share on other sites