Saalax Posted November 15, 2016 November 15, 2016 Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Deegano Ka Tirsan Magaalada Oodweyne , Khasaaraha Ka Dhashey Iyo Madaxda Amaanka Oo Ka Hadley Waxaa uu shegay in ilaa hada cid ku dhimatey ama wax ku noqotey aanay jirin balse ay xaqiiqo tahay oo rasaastii hubka ay gacanta ku hayaaan . Taliyaha booliska Oodweyne Maxamed Cali Cabdi iyo taliye ku xigeenka Oodweyne Cabdilahi Diiriye Caduur oo wargeyska Geeska Africa Khadka telefoonka ugu warmey iyaga oo ku sugan deeganka ay diyaaraduhu rasaaseeyeen ayaa waxa ay sheegeen in ilaa hada baadhitaano wadaan oo aanay hayn war rasmiya oo ku saabsan diyaarahan iyo halka ay ka yimadeen, waxaana taliyaha oo aanu ugu horeyn weydiinay waxaa ay yahin diyaaradahani ayaa yidhi Quote Share this post Link to post Share on other sites