cadnaan1 Posted October 14, 2016 degmo laba reer isku dagaaleen oo la go'aansaday in iyada dhan la dumiyo.dadkii daganaane magdhaw la siiyey. xaalka galkacayo aydana sidaan ayuu ku fiicnaa http://boramanews.com/index.php/somali-news/item/2456-maamulka-siilaanyo-oo-lacag-dolar-ah-oo-magdhaw-u-qaybiyay-dadwaynaha-magaalada-laduminayo-ee-dogoble-oo-labo-beelood-isku-dagaaleen-video Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted October 14, 2016 Horta marka hore hadii hal naf sidan ku badbaadi waa xal fudud, Dan labaadse, waa kulaalsi/dugsasho dhaqan aan soconeeyn, oo aad u danbeeya, Meel kasto lagu wada noolaan karo, hadii la isku qabsado, sidana xal la moodo, waa cawaanimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted October 16, 2016 Cadnaan1, Caqliga xoolaha mid kasii liita ayaad lasoo shirtegtay. Nolasha Aadamuhu hadii ay zero sum game ku qotomi laheyd horumar lama gaari laheyn. Maryooleyda aad adigu wax garadka u tahay, waxay caqli moodeen labadan mid: 1-Ku qabso qadi mayside. 2-Cadkanow ku cunay ama ku ciideeyey. Kan hore haduu shaqeyn waayey, kan danbe waa halka ugu hooseysa garashada BiniAadamka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted October 16, 2016 @YoniZ said: Cadnaan1, Caqliga xoolaha mid kasii liita ayaad lasoo shirtegtay. Nolasha Aadamuhu hadii ay zero sum game ku qotomi laheyd horumar lama gaari laheyn. Maryooleyda aad adigu wax garadka u tahay, waxay caqli moodeen labadan mid: 1-Ku qabso qadi mayside. 2-Cadkanow ku cunay ama ku ciideeyey. Kan hore haduu shaqeyn waayey, kan danbe waa halka ugu hooseysa garashada BiniAadamka. adiga oo rer mudug ah wuxuu ilaahay abuuray ugu caqli xun aya dad kale wax ka sheegaayo hadaan ahaan lahaa dadka aad ka dhalatay waaba is aasi lahaa duli foqol duli Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 16, 2016 cadnaan lool maxaad noo wada cayday come down son, easy take some hot tea. yuunis awoowe fikradda qaar waa dacar ama waa kharaar, balse qofkaad khilaafto waxaa loo sheegaa inaydaan isku si wax u arag adigoon waxba ka sheegin. tan mowduucaan aragtidayda ilama hagaagsana in la burburiyo dhul dhaqaale lagu dhisay,xataa haddii maamulku dib u bixiyo ilaahayna ma jecla dadka maalka ku ciyaara. magaalooyinka ugu horumarka fiican mustaqbalka waa kuwa lawada dego beel keliya isma indho buuxiso hadday isku dhacaan dhexdooduna waa ka dhib badan tahay tan kale. dhaqaalaha iyo tartanku wuxuu isu bedelaa xadaarad hoosta un layska caayo balse dhib dhimasho gaaro way ka gudbi aakhirka. Burburinta dhisidda way ka dhib yar tahay balse xal waara makeento. Gaalkacyo aqoontayda waa magaalo dhacda bartamaha mustaqbalkeeda dhaqaalana xoog badan yahay, u malayn maayo inay jirto cid ka faa'iidaysa dhib ku yimaada magagaaladaas quruxda badan. Wiilal badan markay dhintaan, yaa meesheedii laga miisi,dagaalkooduna nus saac ma dhaafo isla markiiba way haraadayaan dadku waa ku daalay dhib aan dhamaad lahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted October 16, 2016 @cadnaan1 said: adiga oo rer mudug ah wuxuu ilaahay abuuray ugu caqli xun aya dad kale wax ka sheegaayo hadaan ahaan lahaa dadka aad ka dhalatay waaba is aasi lahaa duli foqol duli Cadnaan, Garashada intaa gaarsiisan waa waxa maanta meesha aad taagantahay ku dhigay. Marka halkaas kasiiwad, tusaalaha wanaagsan, si fiicana ugu dayo oo dumi intayar ee dhowaan la dhisay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted October 16, 2016 @gooni said: cadnaan lool maxaad noo wada cayday come down son, easy take some hot tea. yuunis awoowe fikradda qaar waa dacar ama waa kharaar, balse qofkaad khilaafto waxaa loo sheegaa inaydaan isku si wax u arag adigoon waxba ka sheegin. tan mowduucaan aragtidayda ilama hagaagsana in la burburiyo dhul dhaqaale lagu dhisay,xataa haddii maamulku dib u bixiyo ilaahayna ma jecla dadka maalka ku ciyaara. magaalooyinka ugu horumarka fiican mustaqbalka waa kuwa lawada dego beel keliya isma indho buuxiso hadday isku dhacaan dhexdooduna waa ka dhib badan tahay tan kale. dhaqaalaha iyo tartanku wuxuu isu bedelaa xadaarad hoosta un layska caayo balse dhib dhimasho gaaro way ka gudbi aakhirka. Burburinta dhisidda way ka dhib yar tahay balse xal waara makeento. Gaalkacyo aqoontayda waa magaalo dhacda bartamaha mustaqbalkeeda dhaqaalana xoog badan yahay, u malayn maayo inay jirto cid ka faa'iidaysa dhib ku yimaada magagaaladaas quruxda badan. Wiilal badan markay dhintaan, yaa meesheedii laga miisi,dagaalkooduna nus saac ma dhaafo isla markiiba way haraadayaan dadku waa ku daalay dhib aan dhamaad lahayn. Awoowe, Cidna ma caayin, kaliya waxaan taabtay caqliga Maryooleyda maanta. Ninkaa wax tusaaleeyeyna waxaan cabiray tusaalihiisa mugga uu ku fadhiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted October 17, 2016 In the end Silanyo community lost any rights to the plains and were told to stay in the mountains and never come down from it again. Dumiinta tuulooyiinka Bacaha iyo Isku Kuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted October 18, 2016 what a waste. not a worthy example. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted October 20, 2016 A lot of what Somaliland does is not worth imitating, it is a complete disgrace. Quote Share this post Link to post Share on other sites