Mooge Posted October 12, 2016 ciidamada maamulka ahlusuna ayaa mabaaxiis ka qabtay malayshiyaadka Al shabab iyo gal mudug oo is garabsanaya dagaal ay kusoo qaadeen deegaanka godin labe waxaana laga saaray dhamaan gobihii ay dagaalka kasoo qaadeen. Musal seexfow afhayeenka Ahlusuna ayaa sheegey inay soo bandhigayaan maxaabiistaa waxaana uu sheegey inay khasaare gaarsiiyeen malayshiyada al shabab iyo gal mudug waxaana uu xusey inay hada gacanta ku hayaan deegaanka godin labe. Dagaalka ay sida wada jirkaan u wadaan Al shabab iyo gal mudug ayaa waxaa uu wayahan ka socda gobolada dhexe ee soomaaliya waxaana dhawaan malayshida al shabab iyo gal mudug weerar kusoo qaadeen magalada Gaalkacyo xarunta gobolka mudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted October 12, 2016 another proof from an independent entity (ahlusunna) that Galmudug is working hand in hand with Alshabab. this is really bad niyoow. we are happy Puntland put its boots down on their throat in Galkacyo and defeated these snakes. Quote Share this post Link to post Share on other sites