Sign in to follow this  
Mooge

Qoslaye is sending reinforcement and weapons to galmudug after drone attack

Recommended Posts

Mooge   

qoslaye who funds terror against puntland is using the killing of terrorist in galmudug as a reason to send support to galmudug. this was a big blow to his project.

 

War hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa muujinaya xog rasmi ah oo ku saabsan Saanad Milatari oo maanta laga soo dhoofiyey Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, hubkaan oo laga soo saaray Keydadka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa amarka lagu raray waxaa bixiyey madaxwaynaha waqtigiisu dhammaaday ee dawladda federaalka Xassan Sh Maxamuud.

Hubkaan ayaa isla maanta laga dajiyey Magaalada ee gobolka Galgaduud, waxaana uu iskugu jiraa hubka Efantariga/ ciidamada lugta iyo Tiknikada, sida qoryaha daran dooriga u dhaca iyo rasaas.

Sarkaal Magaciisa qariyey oo ku sugan Airport-ka Aadan Cadde ayaa Warsidaha PuntlandOne.com u xaqiijiyey inuu indhihiisa ku arkay hubkaan oo diyaarad loo saarayo magaalada Cadaado.

Hubkaan Xassan Sh Maxamuud ugu deeqay Maamulka Galmudug ayaa kusoo beegmaya iyadoo xalay gelinkii dambe ciidamada difaaca Puntland qaybta PSF-ta iyo kuwa dawladda Maraykanka ee argagixisada la dagaallama ay hawlgal duqayn iyo dagaal dhulka ah ka gaysteen bariga gobolka mudug meel u dhow degaanka Jeexdin, halkaas oo ay ku dileen tiro badan oo mid ahayd maleeshiyaad Galmudug iyo Alshabaab iskugu jiray halkaa lagu aruuriyey maalmihii lasoo dhaafay.

Hubkaan ayaa ka dhigan Gurmad Xassan Sh Maxamuud u fidiyey Maamulka Galmudug iyo Alshabaabka Koonfurta Mudug ee xalay hawlgalkii guulaystay lagu jabiyey.

Si kastaba ha ahaatee Xiriiro aan la samaynay Saraakiisha Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland ee Gobolka Mudug ayaa noo sheegay inay la socdaan dhaq dhaqaaqaas, ayna ka feejigan yihiin weeraro walba oo uga yimaada dhinaca Maamulka Galmudug iyo Alshabaabka is garabsanaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

when you collude with a snake, it will eventually bite you hard. galmdug which can't directly attack Puntland started collaborating with alshabab which was recently defeated by puntland troops after they attempted to invade puntland. galmudug which was funding daily assassinations in galkacyo now realized their game is getting exposed. their militia which was training with alshabab terrorist were attached by Puntland guided drone and alshabab lost senior commanders in the fight. some people are saying the death is 168 and others put the toll higher.

 

it is devastating blow to galmdug project which kept funding terrorism since its founding. niyoow puntland will take action and will not wait for anyone.

 

guul iyo gobanimo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this