Mooge Posted September 28, 2016 qoslaye who funds terror against puntland is using the killing of terrorist in galmudug as a reason to send support to galmudug. this was a big blow to his project. War hadda naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa muujinaya xog rasmi ah oo ku saabsan Saanad Milatari oo maanta laga soo dhoofiyey Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, hubkaan oo laga soo saaray Keydadka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa amarka lagu raray waxaa bixiyey madaxwaynaha waqtigiisu dhammaaday ee dawladda federaalka Xassan Sh Maxamuud. Hubkaan ayaa isla maanta laga dajiyey Magaalada ee gobolka Galgaduud, waxaana uu iskugu jiraa hubka Efantariga/ ciidamada lugta iyo Tiknikada, sida qoryaha daran dooriga u dhaca iyo rasaas. Sarkaal Magaciisa qariyey oo ku sugan Airport-ka Aadan Cadde ayaa Warsidaha PuntlandOne.com u xaqiijiyey inuu indhihiisa ku arkay hubkaan oo diyaarad loo saarayo magaalada Cadaado. Hubkaan Xassan Sh Maxamuud ugu deeqay Maamulka Galmudug ayaa kusoo beegmaya iyadoo xalay gelinkii dambe ciidamada difaaca Puntland qaybta PSF-ta iyo kuwa dawladda Maraykanka ee argagixisada la dagaallama ay hawlgal duqayn iyo dagaal dhulka ah ka gaysteen bariga gobolka mudug meel u dhow degaanka Jeexdin, halkaas oo ay ku dileen tiro badan oo mid ahayd maleeshiyaad Galmudug iyo Alshabaab iskugu jiray halkaa lagu aruuriyey maalmihii lasoo dhaafay. Hubkaan ayaa ka dhigan Gurmad Xassan Sh Maxamuud u fidiyey Maamulka Galmudug iyo Alshabaabka Koonfurta Mudug ee xalay hawlgalkii guulaystay lagu jabiyey. Si kastaba ha ahaatee Xiriiro aan la samaynay Saraakiisha Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland ee Gobolka Mudug ayaa noo sheegay inay la socdaan dhaq dhaqaaqaas, ayna ka feejigan yihiin weeraro walba oo uga yimaada dhinaca Maamulka Galmudug iyo Alshabaabka is garabsanaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 28, 2016 when you collude with a snake, it will eventually bite you hard. galmdug which can't directly attack Puntland started collaborating with alshabab which was recently defeated by puntland troops after they attempted to invade puntland. galmudug which was funding daily assassinations in galkacyo now realized their game is getting exposed. their militia which was training with alshabab terrorist were attached by Puntland guided drone and alshabab lost senior commanders in the fight. some people are saying the death is 168 and others put the toll higher. it is devastating blow to galmdug project which kept funding terrorism since its founding. niyoow puntland will take action and will not wait for anyone. guul iyo gobanimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites