Ahmed Sacid Posted September 24, 2016 September 24 (Jowhar)— Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir ka wakiil ah Puntland u magacaabay dalka Itoobiya, taasoo dad badan layaab ku noqotay. Warqad magacaabida oo shalay ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon doonta Safiirka dowladda Puntland u joogta Itoobiya sida lagu yiri qoraalka. Arrintan ayaa ah mid ka hor imaaneysa diblomaasiyada caalamiga ah in Maamul goboleed ka mid ah dowladda Federaalka in Safiir u magacaabo dal kale sidii dowlad oo kale. The danger of federalism exposed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted September 25, 2016 long overdue niyoow. Sureer Abshir Muuse is a prominent Puntlander and she is fully qualified to lead this new embassy. guul iyo gobanimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed Sacid Posted September 26, 2016 @Mooge said: long overdue niyoow. Sureer Abshir Muuse is a prominent Puntlander and she is fully qualified to lead this new embassy. guul iyo gobanimo. Its unheard for regional state to appoint ambassador. Maamulka Puntland should stop playing games and come out. Say it: we leave Somalia. Its not that difficult. Maamulka somaliland did that in 1991. Quote Share this post Link to post Share on other sites