Che -Guevara Posted September 21, 2016 Those talks were part of a MoU the two countries signed in 2009 to specifically deal with the dispute through negotiations and with guidance from the UN Commission on the Limits of the Continental Shelf. Kenya agrees that there had been two meetings in 2014 up to July 2014, but which were only at “technical level” and meant to boost confidence between the two sides that there was a solution on the horizon. The said that meeting which was to happen in August failed because Kenya did not show up citing, in court documents, that its delegation would not be assured of safety. Somalia accused Kenya of a no-show without explanation, but Nairobi argues even the third meeting was only about “bridging the gap of differences between the two sides. http://www.nation.co.ke/news/Kenya-denies-Somalia-s-claim-on-maritime-boundary-dispute/1056-3390446-fxx69g/index.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 21, 2016 Mr.Maakhiri , you got a point about president Hassan sheekh taking advantage on the issue, and I just saw his latest update on the matter. On that part , it looks like electioneering. What I am referring is that certain people want to put on this solely on the prime minister and former minister C/shakur. At the time of the signing of memorandum , Somalia was very venerable state in terms of transitional government. In 2009, Shariif Ahmed just took over From C/laahi Yusuf and was seeking some legitimacy in the eyes of the regional governments. of course mistakes did happen. If we really want to investigate the whole issue of Kenyan involvement of Somalia, then we must look the whole package of Jubba invasion and the original idea of creating a buffer zone between Somalia and Kenya. The consolation for me is that regardless of the condition of our country, Somalia for the first time in 25 years, is challenging the neighboring country openly without fear in international courts. Also, our government is learning that you can be a friend to someone without sacrificing your national principle. If the court rules for the status quo of MOA, then that will be bad for those involved. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 21, 2016 Che, this new document just released by the Kenyan media from the IGAD meeting in Mogadishu last week, also shows certain pattern from Kenyans. They seem to be pushing both business and political agendas to extract from this Somali amateurs. You can not enter trade or visa accords with other nations without studying the impact in your economy and people. As the article points, Kenya had exports 15.2 Billion Shillings of goods to Somalia in 2015. 95% of that export is from Mirra Khat. You can not agree on any trade liberalization on this huge deficit. SH15.2 Billion deadly drugs. No wonder that is why they pushing free visa and other schemes. The Somali state shall not , I repeat shall not enter any agreements of any kind until all foreign troops from the neighboring countries withdraw from Somalia or until a government elected by the people directly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 22, 2016 Galbedi aqoonyahan waxaa loo baxsadaa markii meel adag la galo layskuma hayo in khalad dhacay, dadkuu ka dhacayna waxay noo sheegteen aqoonyahan lagu aamini karo danta qaranka iyo qowmiyadda guud. haddii aad leedahay saxiixaan wuxuu ahaa daruuri, aragtidayda laguma waajibin karo dawlad ku meel gaara. haddii aad leedahay sadexda nin oo eedaysan koomay ku jireen markay kasoo yara baxeena dhakhtar yaa kaniini yar gacanta ugu riday oo duuduub yaa lagu laqsiiyayna, waa muklif qarash,aqoon iyo wakhti dheer u baahan. soomaalidu waxay tiraahdaa durbaanka maxaa habeenkii loo tumaa haddaan wax ki jirin lacagtii wadankeena lagu iibiyay waa noo muuqataa, in doorasho lagu galo si intii hartay loo sii iibiyo wax la qaadan karo ma'ahan ccc weriyuhu hadduusan su'aasha ku toosin ma hadleen waa nin hurda inta badan, balse waxa dhacay wuu ogyahay,markuu soo jeedo. c/shakuur iyo sheekh shariifna waxay si cad u caddeeyeen inaysan waxa la saxiixayba aqoon u lahayn. Amarka iyo masuuliyaddeedana uu iska lahaa wasiirka koowaad. Aragtidayda si dawo loo helo waa in sedexdoda maxkamad aan qabiilaysnayn jasiirad yar laga sameeyaa,halkaasna xukunku ka dhacaa, waa riyo iga raali ahaada. Haddii kale wiilasha noo daaya dhiiri gelin dheeraadana ha la siiyo si inta hartay beec fiican ugu helaan, tanaan riyo ahayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted September 22, 2016 Guuni, saxxiib horta in aad gaadh hayso oo aad kor u dhawaaqdo kol ay Hargeisa tahay yo haddii Muqdishu arrintu tahayba waad ku mahadsan tahay in aad hadh hayso. Aad baan ula socon jiray doodii dheerayd ee adiga iyo Oodeweyne idin dhex martay. Waxaan weli aad uga sii xasuustaa qaybtii aad uga hadlaysay " ceel iyo iskuul lama dhisayee daar ayaa calanka la dul taagaya". Taas halkaa hadaan ku dhaafo , ma maqashay sheekadii Ina xagaa dheere iyo haweenka roobku qarqiyey. Aan ku celiyee reer ayaa waxa ku da'ay roob aad u xoog badan oo culus. Haweenkii meesha joogay ayaa qayliyey oo mid baa waxay tiri " ma reer rag leh ayaa roob sidaa u galaa". dhawr jeerna way ku celisay. Ina Xagaa dheere ayaa u dulqaadan kari waayey cabashadii haweenka kadibna , inta uu waran qaatay ayuu roobkii dhawr jeer ku tuuray. Waa uu ogaa in waran la tuuraa roob joojinayn laakiin waxa uu qancinayey haweenka. Marka , waxa jira qaladaad badan oo ka dhacay dadkii aynu ugu yeedhaynay madaxweynayaasha , hase ahaatee awoodoodu koobanayd dhinac walbana ka dabranaa. mararka qaarkood waxayagu waa xagxagasho iyo in aaanu dadka u sheegno in aynu nool nahay mooyaanee dawladnimadu waa mid leeg leeganaysa. Kenya waxay ahyd meelihii dwladaha Soomaaliyeed lagu soo dhisay, sidoo kale waxay fadhina u ahayd dhamaan siyaasiyiinta Soomaalida badankooda. Waxaan qabaa haddi nabadi timaado arrinta Jubbooyinkuna degaan , dhibaatada Kenya inagaga tagaysaa waxay noqonaysaa mid kooban marka loo eego tan Shbaabka iyo shisheeyaha kale. Sida la cadeeyey kenya afar sabo ka hor inta aan heshiiska la gelin ayey dhiuka calaamadaysatay , cabaar 2005. markii dawlada Soomaaliyeed ee ku meel gaadhku taaba gashay ayey lagu beegay heshiiska calaamadaynta badahaee 2009ka. Isku soo wada duub oo cashar fiican ayey ino tahay, raganina way ilduufeen, haddii la is maxakamadaynayana dad badan oo ka dambiyo waa weyn ayaa jooga. Sida CC sharmaarke sheegayna waxa ay u muuqataa in wadan saddexaad oo dhexdhexaad ahi soo diyaariyey heshiiska is afgardka ah. Hadiise ay cadaato in isla wadaankaasi, oo Norway ahi " contract" lagu siiyo in uu shidaal isla halkaas ka baadho, markaas arrintu weji kale ayey yeelan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 23, 2016 waa sidaad u xigmadaysay arintu 100.000 kun oo qof waxaa ka qaalisan taako dhul ah. dadku waa dhashaa dhulkuse ma dhasho khalad la iska ilaaliyo waa midka ugu adag haddaad bariiqatana geel jabay baad la mid tahay. waa dhaxal aan guurin wadan qaali jimco wanaagsan saxiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites