Saalax Posted September 4, 2016 I told you folks. Silanyo admin is behind it, they want to lit a match in every corner before the old Senile man kicks the bucket. Daawo: Dagaal Shacabka Laascaanod ku qabsadeen Goobo kala duwan, Kuna Guubeen Gaadiid iyo Khasaaraha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 4, 2016 Dib u jaleec qoraaladaadda , boowe maad calankaaga si fiican degta u saartid intaad isagoo dildilaacsan wajiga ku soo xidhanayso! http://www.somaliaonline.com/members/saalax/forums/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 4, 2016 Barwaaqo Adeerka Siilanyo daadka alleh ha ka qabto, wa qof imaan l'a. A 90 year old that wants to cling to the chair in the way of blood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted September 4, 2016 Saalax, Horaan kuu idhi ina ayaad tahay? Sheego waxaad tahay, Silaanyana kursi waxa ugu dambaysa March 2017 hadii Alle gaadhsiiyo. Hadaad real Lander tahay mar kaliya uun baa la arki lahaa adiga oo wax fiican dalka ka sheegaya. Galbeedi waa nin Somaliland u dhashay ahna die hard Unionist hadana waligii wax dalka dhibaato u keenaya ma qoro, Yes dee markuu arko in lagu xad gudbay microphone wuu qaataa balse dalku ha dumo lagama maqlo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 4, 2016 Ina ayo ayaad tahay? Dee kuwa karbashay tageeryaasha Siiilanyo ee damaca iyo waaliida ka gashay deegaanka Ceel Afweyn ee Sanaag baan ahay. Anigu nin iis qariya ma ihi. Ta labaad wax ficaan iyo xaqiiqdaba wa laso bandhiigaya. I don't have the mentality of "lets bury what adeer Silanyo is doing under the carpet". If you don't want your uncle criticized well maybe he should have never become president then if the heat is too much for him and his supporters? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted September 5, 2016 What evidence do I need when everybody knows the man who shot a civilian in the middle of Las Canood market is non other than Laas Canood police chief (Ina Timoweyne) who is from east Burco and cousin of Silanyo. That incident resulted in the riots, you can't expect to shoot unarmed people in the middle of the suuq and get away with it. Putting the fact Ina Timoweyne is related to Silanyo aside, isn't the Kulmiye admin headed by Senile Siilanyo suppose to be in "charge" of Laas Canood? Anything the police and troops commit there, they will be held accountable. Quote Share this post Link to post Share on other sites