Barwaaqo Posted August 22, 2016 https://www.youtube.com/watch?v=6DTKlyQM3yw&app=desktop Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 23, 2016 xaajiyadan cudurkii xaaji xunjuf iyo mooge ayaa ku dhacay,,qofyahay dantaada ka raaco siyaasada iyo qabyaalad dumarka kuma fiicno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted August 23, 2016 Huuno adigu ma SHALAAD baad halkan ka qaadaa? Deal with it! Xaajiyadani after all wiil somali ah ayey la dhalatay, u dhaxday; dhashayna iyada iyo siyaasad iyo qabyaaladi waa isu ina daanweyne! Waxay na badeen nimanka Somaliyeed waxay na bareen baa ka sii daran. Quote Share this post Link to post Share on other sites