Sign in to follow this  
Haatu

Gargaar band - NE Kenya traditional dances

Recommended Posts

Haatu   

 

Two groups from Kenya are performing, a Somali one and another one. They interchange so flick through. The Somali group dance the saar, diisow, and other dances from Waamo (except dhaanto).

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Haatu, Saar is probably those with white clothing. The last one with Haga Haga is not Dhaanto or Saar. their Somali accent seem to be Waamo or Jubba. I do not think the Sujju speak that way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

said:

Haatu, Saar is probably those with white clothing. The last one with Haga Haga is not Dhaanto or Saar. their Somali accent seem to be Waamo or Jubba. I do not think the Sujju speak that way.

Niyow dhallaan hooyadii dhalmada baray ayaad tahay. Ma anaa maanta saar iyo dhaanto ii kala sheegi :D :D I didn't watch all of the dances. I only went by what the guy who was introducing them was saying. But I do know the first one is definitely Saar as I watched it.

 

Ina adeer, Ilaahay baan kugu dhaarshay ee weligaa qof gobolladaa ka yimi oo hadlaaya ma aragtay? Wallee annagaa ciil u dhimannay hadduu nin reer Awdal ah maanta na daraawaayo :D (BTW, NE Kenya + Jubbas = Waamo, most people don't know this or are confused by xadka uu gumaysiga dhigtay. Waamo itself is sub-divided into mini regions Joorre, Waasow, Shawaay, Ijaara etc.).

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Haatu, runta Illaahay baa jecele isha ayaan dulmariyey ee mawada daawn. Run kale haddaan ku darana cid miyiga woqooyi bari ee Kenya ka timid lama kilmin. waxaanse arkay kuwa ' Sujju " ah oo qaarkood reer woqooyi galbeed ka soo jeedaan.

 

Arrinta kale ee aad ku dartay, dhulka Waamo ee webiga iyo baddu isgalayaan ee dhobeyda ah iyo dhulka hawdka ah ee woqooyi bari sidey iskugu dhawaadeen. dadna waa beeroley, kuwana waa xoolo dhaqato.

 

casharkaas bal adigu noo sharax saaxiib.

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

said:

Arrinta kale ee aad ku dartay, dhulka Waamo ee webiga iyo baddu isgalayaan ee dhobeyda ah iyo dhulka hawdka ah ee woqooyi bari sidey iskugu dhawaadeen. dadna waa beeroley, kuwana waa xoolo dhaqato.

 

casharkaas bal adigu noo sharax saaxiib.

Galbeedi, waanba iska illoobay in aan kuu jawaabo. Niyow maxaa ku daaray? Dhoobeyda maxaa ku geeyay? Geel dhoobey ku socda xaggeed ku aragtay?

 

Haye casharka si fiican u dgagayso. Aan ka billowno dhulka daaqa wacan ee webiga jiinkiisa bari ee Dhasheeg Waamo. Bari qabo oo Joorre u mood. Lag Boqol iyo Lag Guran sii mar. Ijaara iyo Faafi haba aadin. Lag Dheera toos u raac. Banka Waasow ka dhac. Shawaayna socodka ku dhammee. Dhulkaas aan soo sheegay oo ban iyo hawdba leh, omos iyo aaranna ah, iyo dhul kaloo badan aan sheegin, waxaa la isku wada dhihi jiray Gaalka ka hor Waamo. Soomaalida ka hor Oromo baa degi jirtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this