Asad Ahmed Posted June 18, 2016 Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay. Gudoomiye Jawaari iyo wafdiga uu horkacayo ayaa waxa garoonka diyaaradha Baydhabo si diirran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koofur galbeed Soomaaliya. Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” waxaa safarka ku wehlinaya xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, Dhinaca kale magaalada Baydhabo waxaa ka socota qaban qaabada shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo ay ka qaybgalayaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka kaasoo la filayo in uu halkaaso ka furmo 20-ka bishan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted June 22, 2016 NATIONAL LEADERSHIP FORUM the highest authority. Quote Share this post Link to post Share on other sites