Asad Ahmed Posted June 9, 2016 http://www.radiomuqdisho.net/daawo-sawirada-sida-loo-xasuuqay-maleeshiyada-al-shabaab/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted June 9, 2016 The biggest massacre of terrorirsts in recent history,a major blow also security forces conducted sweep operations to cleanse the remaining shabab out of baydhabo areas. Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay deegaanka Buulo Jadiid oo qiyaastii 30 Km u jirta deegaanka Tiyegloow . Howlgalka ayaa waxaa lagu bur buriyay fariisin ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo Jadiid, halkaaso oo loogu geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale laga gubay gaadiid dagaal. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa ku soo waramay in maleeshiyada Al-Shabaab ay isaga baxeen deegaano kale oo hoos yimaada deegaanka Buulo Jadiid ee ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa booliska gaarka ah ka fuliyeen howlgalka. Dhawaan ayay ahayd markii Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan uu shacabka ka codsaday inay xoojiyaan la shaqeynta laamaha amniga, maadaama ay bilaabayaan howlgallo ka dhan ah haraadiga Al-Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted June 10, 2016 Argagaxisada alshabab oo lagu xasuuqay hiiraan,laga dilay 240+ ka badan kadib markii shacabka degaanka ay la shaqeeyeen laamaha amaanka,a major blow that will surely start the end of the terrorist anti-peace group shabab which has been declining and resorted to mass killing of civilians,suicide bombings and bombing of schools and hotels. latest pics from the battleground http://www.warkii.com/sawirro-cusub-weerarkii-halgan-meydad-rag-cadaan-ah-oo-la-soo-bandhigay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 10, 2016 any enemy that destroys shabab is welcome. these argagax dogs are the worst people Quote Share this post Link to post Share on other sites