Tillamook Posted April 19, 2016 6 caruur ah iyo Ayeeydood oo lagu diley Shabeelada Hoose, kadibna meydokoodi la gubay! Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in tuulada Dudumo oo ka tirsan degmada Shalanbood lagu diley 6 caruur ah iyo Ayeeyadood. Dilkan waxaa geystey dabley colaad kala dhexeysey beesha ay ka dhasheen caruurtan, kuwaas oo habeenkii xalay ku miray gurigoodi. Arrintan ayaa noqotey mid si weyn loola yaabey kadib markii caruurta la geliyey dagaalada beelaha iyo aartgoosiga. Dadka deegaanka ayaa sheegaya in dableyda dilka geystatey ay meydka caruurta iyo ayeeyadood isugu ururiyeen meel kadibna ay dab qabadsiiyeen, tan oo ah mid si weyn loola yaabey, dadkasna ku ridey argagax. Kooxda dilka geystey ayaa sidoo kale dhacay xoolo ay qoyska la diley kadibna la gubey dhaqanayeen oo isugu jira Lo iyo Ari. Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Aadam Cali oo u waramay VOA ayaa xaqiijiyey dilkan, waxaana uu ku tilmaamey dil aan horey uga dhicin oo aad u fool-xun, Guddoomiyaha ayaa sheegay in marar badan oo la isku dayey in labada beelood heshiis la dhex-dhigo lagu guuldaraystey. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 19, 2016 There's nothing wrong when men fighting for whatever reason, be it power, money or influence kill each other...but nothing justifies the killing of women, children and the elderly. This is in humane and very unsomali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 19, 2016 AUN. Nothing new though, the targeting of women and children was always practiced by USC, even sexually assaulting light skinned Benadiri girls in mosques.Now Cad Cads and other minority groups hate all Somalis thinking we are all red eyed USC fighters, basically they won't allow us to marry their beautiful daughters thanks to USC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 19, 2016 lol@Saalax. Is that how the term "mukulaal madow" was coined by Banadiri people? AUN inta dhimatey. Somalis are the most genocidal community on the face of this earth. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted April 19, 2016 skinny violence on skinny violence.so in times of prosperity we are killing eachother and in times of draught,we are starving,the perfect reckless society we need more support to FGS. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 24, 2016 when I heard Somalis were burned , two groups of ruthless murderers come to my mind . The first one is the south African savages who are jealous of Somalis making a life in that country, the others are the Galgaduud killers who are murdering innocent Somali women and children both in Shabeelaha hoose and central Somalia. THE truth may heart , but most of the murders in Mogadishu, Shabeelaha hose and central Somalia is committed by the Galgaduud militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites