Tillamook Posted April 7, 2016 Boorame: 6 qof oo ku geeriyoodey roobab ka da’ay gobolka Awdal Posted by Keyse Aadan Inta la ogyahay 6 qof ayaa ku geeriyoodey kadib markii roobab xoogleh ka da’een gobolka Awdal, gaar ahaan magaalada Dila iyo miyiga ku xeeran. Dadka geeriyoodey waxaa kamid ah caruur iyo dad waayeel ah. Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan oo la hadley laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa sheegay in loo xaqiijiyey geerida dadkan. Iyada oo gobolka Awdal ka mid ahaa meelaha ugu xun ee ay saameysey abaarta ka taagan Soomaaliya ayaa roobka dadku geeriyoodeen ka da’aayey halkaas in ka badan 4 saacadood. Weli qaar kamid ah gobolada Soomaaliya waxaa ka taagan xaalad abaar oo ba’an, waxaana hadda la sugayaa roobabkii xilliga gu’ga. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 7, 2016 This is ridiculous, and could have been avoided with a little community organization and hard work. We know, most reer miyi folks in Somalia dig themselves a little ditch(Baraag) in the ground every year to store rain water, but usually they aren't big enough or deep enough to store much water. But if these same individuals pooled their resources together I believe they can construct themselves and their communities very large water reservoirs/ dams for the drought months. Problems with Somalis though is that they expect every bloody thing be done for them. They lack initiative even if their lives depends on it...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted April 8, 2016 Sure rains will alleviate the severity of the draught problem but still we have to remember that harvest seasons have failed for two consecutive seasons for the small farmers and huge chunk of the livestockfor of ambulatory nomads have perished so food insecurity and food crisis is a reality and these people need food Aid ,also since the carcass of the livestock is everywhere in north of the Country SL there is a very high chance of outbreak of Infectious Disease ,the Health Ministry should be alert.Let us not loquacious about this and show action.Draughts can have negative transmutations . Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 8, 2016 It is strange. Even if it rains a whole month , people will still be thirsty and will be without enough water to last three months. Tillamook, they may claim to be living off of the land , but the truth is they just room on the land , cultivate only on rainy water, their livestock may eat the grass from the earlier rain, and when that is over , it is drought all over again. it was raining half a day in this town Dila , yet no water was collected from that rain. Ma maqli jirtay dadku xoolaha ay raacayaan ayey la aqli noqdaan. Amaba xoolaha ay daba socdaan ee ay ku daba daaleen ayaa ka nolol roon. Billions of cubic water are ending up in the red see. You need reservoirs to help both people and animals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted April 9, 2016 ^ Che, Find us picture of that same waterfall about a month after the rains end, and you will see the place return to being a desert once again. All that water will drain into the ground and the vicious cycle of thirst and drought resume yet again for the hopeless Somalis and their livestock. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted April 9, 2016 niyoow Puntland needs to construct more reservoir similar to the bender bayla one. Buraan is perfect candidate for such project niyoow. it is a natural pool that needs a cement wall at the end. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted April 10, 2016 Laba Daranley Waxaad ku duceysateen, Wuxuu geystaa ka daran, Waxaa ka duceysateen. ************************** Intuu daad qaaday shalay, Ayaa dar Allee ka badan, Abaartu intay dishee, Miyaan la dareensanayn. ************************** Weliba aan kuugu daro, Dorraad oo qudha ma aha, Tan iyo dura waa sidaa. ************************** Wixii shalay Dila ka dhacay, markuu dayrtii dhowayd, Toggaa Dacar-budhuq ka dhacay? Miyaanu duqey la tegin? Hadraawiba daadku sigin? ************************** Haddaan belo idin durreyn, Ibleyskii idin derderin, Duruustaa soo marteen, Maxaa u liqdeen durtaba? ************************** Dushiisa biriish la maro, Dariiqyo miyaa dhistaan, Aqoonta daliishataan, Damiirka adeegsataan, Dedaal isku biirisaan, Gacmaa isku duubataan, Digtooni miyaa gashaan, Intaa moos dayrataan, Miyaa dabartaan biyaa, Miyaa dooxyada xidhaan, Dabeed dalag beerataan, Duunyada aad raacaysaan, Intaa ku dareerisaan, Barwaaqada daajisaan. ************************** Miyaa sahan sii dirtaan, Hayaankaa doonaysaan, U sii degel xaadhataan. ************************** Sidii doqontii la yidhi, Daankay meermeerisaa, marnaba ka ma durugto qiiq, Masiibada soo degtaa, Dadkeennii labada door, Abaar iyo waa u daad Maansada oo dhammaystiran: http://togaherer.com/laba-daranley-maanso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted April 10, 2016 Roobab Xoogan oo Ku dhuftay hiiraan,Middle Shabelle and Parts of Lower shabelle. It is raining Like Crazy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted April 11, 2016 Alhamdulilah. That is a good new saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites