Suldaanka Posted April 7, 2016 Gebre seems to be the man in the middle of every gathering and meeeting from Puntland to Jubba Land, Mogadishu to Galmudug and all that is in between. And it seems, without his blessings, nothing will get done or agreed. He surely has conquered the South. What will history write about Gen. Gabre? The man who has slapped a sitting Somali president? The man who has created the new Somalia of the 21 Century. The man who can call any Somali politician at 3am. I know one thing that is for sure, he is the only consistent face and name in Southern Somalia at this moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 7, 2016 SAWIRO:-Itoobiya oo Maamul iyada Taabacsan ka Dhisaysa Galguduud iyo Mudug,Xasan Sheekh oo Qalinka ku Duugay!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 9, 2016 Sir,gabre shaqadiisu koonfurta kaliya ma’ahan waa soomaaliyoo dhan Qaar maba qaabilo waayo abaal hore yaa jiray, wakiil baa ku filan xafiis udgoon seexda don’t you know that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 9, 2016 Waryaa gooni waxa ku gubtay amxaarkan yari sidu odayadina u bah dilay dee dad iyagu aan is bah dilin lama bah dilo.. Waxba ha ku xoq xoqan reer SL gabre waligi SL ma iman waligina reer SL uma kala gar qaadin, laakin adigu wu ku walaaaqa wanay xanuun kulushahay runta ah heeriyada ma iska ridi karta? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 9, 2016 Gooni, Waxaad ogtahay golaha u soo bandhig, hadii kale hadal meel waayay looma baahna. Gabre waa ninka Koonfurta Somaliya u taliya. Waxan kale waa maqaarsaar. Gabre maha kaliya Dalka gudahiisa, xataa Europe iyo America shirarka Somalia qayb ayuu ka yahay. He makes sure nothing gets signed without his knowledge and if it gets passed and it turns out that he doesn't like it, he unwinds it as simple as 123. I will keep this post updated as I find articles about the real head of State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 9, 2016 Xaaji xurguf well come back Waraabuhu waa hunguri badan yahay waxaa laga yaabaa neefka jiiska ah ama laangadhaha inuu orod ku dhaafo si uu usoo qabsado kan ordaya mana dhergo isku meel buu ku cunaa aakhirka. Gidaarkaan aad sawiraysaan qurux ma’ahan dhanka aan rinjiga la marin kala wareeg markii sawir xun laga bixiyo koonfurta ajaanibka hortooda waxaad ku tiraahdaa anigu soomaali ma'ahi ee somaliland baan ahay then listen the reply carefully. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 9, 2016 here are quotes from Wikileaks from Diplomat chitchatting about the power Gabre has in Mogadishu and the fact that the Communique and agreements are Ethiopia's own Gen. Gabre is a household name in Somalia. He is Ethiopia's point man on Somalia. He wields enormous power in the TFG. He is the man said to have slapped President Yusuf. He is the man who, in effect, calls the shots in Somalia. He must have his way or else! . Ethiopia is the power in this region... The joint communique reads like it was written by the Ethiopia. It was really written by them. Source: Wiki Leaks Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 9, 2016 @gooni said: Xaaji xurguf well come back Waraabuhu waa hunguri badan yahay waxaa laga yaabaa neefka jiiska ah ama laangadhaha inuu orod ku dhaafo si uu usoo qabsado kan ordaya mana dhergo isku meel buu ku cunaa aakhirka. Gidaarkaan aad sawiraysaan qurux ma’ahan dhanka aan rinjiga la marin kala wareeg markii sawir xun laga bixiyo koonfurta ajaanibka hortooda waxaad ku tiraahdaa anigu soomaali ma'ahi ee somaliland baan ahay then listen the reply carefully. Awoowe Gooni. Koonfurta waxa ka socda qof ku faraxsan oo Reer Somaliland anigu garanmaayo. Waa wax laga murugoodo. Laakin, in la soo bandhigo oo laga wada hadlo anigu dhib uma arko. Somalidu waxay tidha Xalaal iftin ayaa la cuna. Halkan waxa lagu soo daabaca Agreement ayaa Somali wada saxeexday. Runta in la isu sheegona lama jecla. Meesha Gabre Joogo agreement Soomali wada saxeexday ka dheer. Taas ayay daarantahay inan qoraalkan u furay. Maaha inay ka dhigantay inaan ku faraxsanay, xaasha lilah. Quote Share this post Link to post Share on other sites