Sign in to follow this  
Saalax

Shameless Gaajo ridden Silanyo now selling grave sites (Xabaalaha)

Recommended Posts

Saalax   

Xukuumada Oo Iibisay Dhulka Xabaalaha Dugsiga H/dhexe 31 May(Ex dhalinta-kacaanka) Iyo Dadkii Ehelkoodu Ku Duugnaayeen Xabaalaha Oo Cabasho Ka Muujiyay ,

 

(Hadhwanaagnews) Wednesday, March 02, 2016 22:23:55

Xabaalahan ayaa cagaf lagaliyay ilaa galinkii dambe ee Maanta kadib markii laga faraxashey,xaal mastuurka iyo kala qaadashada kharashka lagu faasaxey Dhulkaasi Xabaalaha.

 

Hargeysa(HWN)-Xukuumada Somaliland oo xiligan dabayaaqada mudo xileedkeeda caadeysatey kasii laaca dhulka Caasimada Hargeysa ayaa wakhti xaadirkan guud ahaanba Iibisay Dhulka Xabaalaha Iskuulka 31 May ee Ex Dhalinta Kacaanka halkaas oo mudo lagu wareejiyay Deyr intii Xukuumadani talada haysay,waxaanay wararka xogogaalka ahi sheegayaan in laga iibiyay Ganacasto ka sameynaya Huteelo,tukaano iyo Cusbitaalo gaar loo leeyahey ilaa iyo hada lama garanayo in amarkani kasoo fuley dhinaca Madaxtooyada iyo in Wasaarada Hawlaha Guud ku kooban yahey.

 

 

- See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=175018#sthash.AmKg0nen.dpuf

 

 

http://i.imgur.com/orIPRJX.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Ileen wa ruun gaajoniimo can be a mentality. He has a void that

can never be filled in this department, he is the true definition of

imaan la'an.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this