Saalax Posted March 2, 2016 Xukuumada Oo Iibisay Dhulka Xabaalaha Dugsiga H/dhexe 31 May(Ex dhalinta-kacaanka) Iyo Dadkii Ehelkoodu Ku Duugnaayeen Xabaalaha Oo Cabasho Ka Muujiyay , (Hadhwanaagnews) Wednesday, March 02, 2016 22:23:55 Xabaalahan ayaa cagaf lagaliyay ilaa galinkii dambe ee Maanta kadib markii laga faraxashey,xaal mastuurka iyo kala qaadashada kharashka lagu faasaxey Dhulkaasi Xabaalaha. Hargeysa(HWN)-Xukuumada Somaliland oo xiligan dabayaaqada mudo xileedkeeda caadeysatey kasii laaca dhulka Caasimada Hargeysa ayaa wakhti xaadirkan guud ahaanba Iibisay Dhulka Xabaalaha Iskuulka 31 May ee Ex Dhalinta Kacaanka halkaas oo mudo lagu wareejiyay Deyr intii Xukuumadani talada haysay,waxaanay wararka xogogaalka ahi sheegayaan in laga iibiyay Ganacasto ka sameynaya Huteelo,tukaano iyo Cusbitaalo gaar loo leeyahey ilaa iyo hada lama garanayo in amarkani kasoo fuley dhinaca Madaxtooyada iyo in Wasaarada Hawlaha Guud ku kooban yahey. - See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=175018#sthash.AmKg0nen.dpuf http://i.imgur.com/orIPRJX.png Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 2, 2016 Ileen wa ruun gaajoniimo can be a mentality. He has a void that can never be filled in this department, he is the true definition of imaan la'an. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted March 4, 2016 lol Not surprised. There are not many viable income sources anymore. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 4, 2016 @Holac said: lol Not surprised. There are not many viable income sources anymore. It is their own fault. Quote Share this post Link to post Share on other sites