Saalax Posted January 22, 2016 ” DAAHIR RIYAALE WAAN KU QALDANEY , KUWII AAN IS LAHAA WAA AY DHAAMAYAAN WAXAANU KA BAQANEYNAA IN AY DADKA IIBIYAAN “.. SHEEKH AADAN SIIRO January 22, 2016 Hargeysa(Ilays-News):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waa weyn ee somaliland waxaa uu is bar bar dhig ku sameeyey xukuumadii Daahir Riyaale iyo Xukuumadan Madaxweyne Siilanyo Sheekh Aadan Siiro waxaa uu sheegay in ay ku khaldameen Xukuumadii Daahir Riyaale markii ay mucaaridka ku noqdeen waxaana uu xusay in xukuumadii ay soo saareen in ay hada ka baqayaan inay dadka iibiso waxaana uu yidhi ” dhulkan yar yaa bixiyey waan idiin sheegayaaye waa xukuumadii daahir riyaale kaahin , waanu ku khaldaney ilahay danbigiisa ha dhaafe dadkii halkan ka dagaalamay baan ahaa masaajidkan buu ahaa meeshii laga olaleeyey kuwii aan is lahaa wey dhamaayan waxaanu ka baqaneynaa in ay dadka iibiyaan ” ayuu yidhi sheekh Aadan Siiro http://ilaysnews.com/index.php/2016/01/22/daahir-riyaale-waan-ku-qaldaney-kuwii-aan-is-lahaa-waa-ay-dhaamayaan-waxaanu-ka-baqaneynaa-in-ay-dadka-iibiyaan-sheekh-aadan-siiro/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 22, 2016 Are these Culumo, politicians or religious leaders?. They should teach people small minimal things like good manners, truthfulness, punctuality, generosity and helping the needy . Although he is telling the truth about the corruption of this government , His Mosque should not be a plat form for any political party. Quote Share this post Link to post Share on other sites