Saalax Posted January 21, 2016 Caruur Laga Xaday Magaaladda Hargeysa Oo Iyaga Iyo Gaadhigii Sidayba Lagu Qabtay Magaalada Laascaanood. Laascaanood(Ramaas) Jan.21, 2016 – Caawa fiidkii waxa lagu qabtay magaaladda Laascaanood Saddex Caruur ah oo ilmaha u wayn da'diisa lagu qiyaasay Shan Sanno jir, halka kuwa kale ka yar-yar yihiin. Sida ay ku warameen dad goob joog ahi, Caruurta oo uu gaadhi khaas ah ku watay nin, ayaa la weydiiyey xagga ay ka yimaadeen kadibna iyaga oo anfariir iyo naxdini ka muuqato ayuu ilmihii weynaa ku jawaabay Hargeysa. Ciidanka amaanka ayaa markiiba lagu wargeliyey, kuwaas oo gacanta ku dhigay caruurta iyo ninkii watayba. Mar la waydiiyey caruurtaas halka ay ka degan yihiin magaaladda Hargeysa, ma ay garan. http://ramaasnews.com/index.php/News/Caruur-Laga-Xaday-Magaaladda-Hargeysa-Oo-Iyaga-Iyo-Gaadhigii-Sidayba-Lagu-Qabtay-Magaalada-Laascaanood.html#sthash.CXqE8yZz.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 22, 2016 Nin Cadaan oo magaalada Hargeysa Caruurta ka Afduubanaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 3, 2020 Soomaaliya dhan ayee ka jirtaa arrintaan foolxun. Dowlad la'aanta daba dheeraatay ayaa keentay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted September 4, 2020 On 1/22/2016 at 12:33 PM, Saalax said: Nin Cadaan oo magaalada Hargeysa Caruurta ka Afduubanaayo. Dhacdooyinka wey soo bateen laakiin wax masuuliyad Iska saaraya uma jeedi koofur ilaa waqooyi waad maqlaysaa ciyaal la xaday oo la qabtay laakiin wax baaritaan ku sameynaya ma jiraan Quote Share this post Link to post Share on other sites