Sign in to follow this  
Saalax

Africa Intelligene: Wife of war criminal Silanyo, Amina Waris takes charge

Recommended Posts

Saalax   

January 10, 2016

 

Wargeeska The Indian Ocean oo Warbixin Xaasaasiya kaqoray Awooda Xaaska Madaxwayne Siilaanyo iyo Qorshe Qarsoodiya oo ay Ku khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Siilaanyo

 

 

Wargeeska The Indian Ocean oo Warbixin Xaasaasiya kaqoray Awooda Xaaska Madaxwayne Siilaanyo iyo Qorshe Qarsoodiya oo ay Ku khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Siilaanyo SomalilandLive.com/ Wargeeska Caalamiga ah The Indian Ocean ayaa Warbixin Xaasaasiya Kaqoray Awoodaha Dahsoon ee Marwada Koowada ee Somaliland Marwo Aamina Waris Jirde Sheekh Maxamed Wageesku Waxa uu Soobandhigay Xogo Culus oo ay Kamid Yiin Qorshayaal ay Aamina Waris Ku Khaarajinayso Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada halka kuwona ayna ay Kudalacsiinayo Isku Shaandhayn ay Qorshe Wayn kaleeday IYO Amuuro kale oo Xaasaasiya.

 

 

 

 

Waxana uu Wargeesku Warbixintiisa Kubilaabay´´ The Indian Ocean Newsletter- waxa uu ogaaday in Marwada Awooda Badan ee Amina Sheikh Maxamed Jirde ay Wakhtigan Diyaarinayso Isku Shaandhayn ay Kusamaynayso Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Qaab kaduwan Sidii uu Madxwayne Siilaanyo Dhawaanta isugu Badalay, Aamina Waris oo ah Awood Sare oo Kamadax Banaan Madaxwaynaha Ladoortay Waxa ay Diyaar Garow Culus ugu Jirta Wakhtiga kala Guurka ah ee Doorashooyinka 2017.

 

 

 

Waxa ay Doonaysay In ay Xukunka Gacanta Ugaliso Wasiiro Udaacada AH ayna Kuqabto Aaminaad Dheeriya Sida Wasiirka Ganacsiga Muse Qasim Omar Wasiirada Maaliyada Zamsam Cabdi Aden Waxana Kamid ahaa Qoraalka Wargeeska The Indian Ocean

 

´´ she wants to count on a core group of ministers whose loyalty she is sure of, such as those of trade Muse Qasim Omar, and of finance, Zamzam Abdi Adan´´

 

 

Warbinta Wargeesku waxa ay intaas Kudartay Marwada Koowada waxa ay Dadaal Dheeriya ugu jirtaa Sidii ay u Ucaawin lahayd Ganacsiga Wiilka ay Sodoga Utahay ee Bashe Awil Omar Si uu Ganacsigiisu Unoqdo Mid Heer caalamiya isaga oo Soodajinaya Baabuur iyo Qabalk Dhismayaasha, Waxana uu Ka Faa,idaysanayaa Cashuur Dhaafka Loosameeyay ee Soodajinta iyo Dhoofinta Alaabaha uu Kaganacsado waxana uu Sibuuxda Gacanta ugu Dhigay Maamulka Dekeda Berbera -

 

 

 

Waxana Qoraalka Wargeeska The Indain Ocean Kamid ahaa Sidan.

 

´´The First Lady is counting on them to help her son-in-law Bashe Awil Omar in his business. Highly enterprising in the port of Berbera (ION 1398), he enjoys tax exemptions on the importation´´

 

Waxana Arintan Sigaara uga Gacan Siinaya Wasaarada Ganacsiga oo Ogolaansho kahelaysa Wasaarada Maaliyada oo Kushaqaynaysaa Amarada ay Aamina waris bixiso, waa markii ugu horaysay ee Warbaahinta Caalamiga ah ay Soobandhigto Fadeexadaha Buuxdhaafiyay Madaxtooyada Dalka kooga Arimiyo.

 

Warbaahinta ayaa Qoraysa in Awoodaha Baylahda ah ee Madaxwayne Siilaanyo ay Si guracan uga faa,idaysaynaa Kooxo aan Dalka Dadka iyo Sumcada Madaxwaynaha toona Xeerinaynin oo ay Hogaanka u hayso Marwo Aamin Waris iyo Wasiirada Dhaqaalaha Dalka Kumamtay ee Zamsam Abdi Aden.

 

 

 

http://somalilandlive.com/articles/26118/Wargeeska-The-Indian-Ocean-oo-Warbixin-Xaasaasiya-kaqoray-Awooda-Xaaska-Madaxwayne-Siilaanyo-iyo-Qorshe-Qarsoodiya-oo-ay-Ku-khaarajinayso-Qaar-Kamida-Wasiirada-Xukuumada-Siilaanyo#sthash.iwCaRqgm.dpuf

 

 

 

The First Lady organises ministerial reshuffle

 

http://www.africaintelligence.com/ION/politics-power/2016/01/08/the-first-lady-organises-ministerial-reshuffle,108120231-BRE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this