Saalax Posted January 9, 2016 WAR DEG-DEG AH:-EX wasiir Xirsi X.cali iyo Wafti uu horkacayay Oo loo diiday Inay ka qayb galaan Xidhitaanka Shirkii ka socday Deegaanka caynaba Hargeysa(ramaas)January-09-2015- waftigan uu hogaaminayay wasiirkii Hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Xirsi cali Xaaji Xasan isla markaana ay ka mid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka degmada Bariga Burco ayaa maanta laga Horjoogsaday inay ka qayb galaan Shirkii Uga socday beesha deegaanka Caynabo ee magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. Waxaan waftidan markii ay gaadheen istabta laga gallo magaalada caynaba ay ciidamada Booliska ee Istabtaasi ay u diiday waftidan inay galaan magaalada isla markaana ay Qabaan Amar kaga yimi Hogaankooda sare. http://ramaasnews.com/index.php/News/News/WAR-DEG-DEG-AH-EX-wasiir-Xirsi-X.cali-iyo-Wafti-uu-horkacayay-Oo-loo-diiday-Inay-ka-qayb-galaan-Xidhitaanka-Shirkii-ka-socday-Deegaanka-caynaba.html#sthash.CKSKGxsF.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted January 9, 2016 So who gave the order not to let him in? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 9, 2016 <cite> @Tillamook said:</cite> So who gave the order not to let him in? Maxamud Hashi the new kitchen cabinet minister of Silanyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted January 9, 2016 Hehehe... looks like Xirsi is on the hunt for the support of the degmooyin, so as to remain relevant in Somali politics post 2016. ? I always had a hunch that the sudden resignations of Xirsi & Co. was caused by disagreements about the fast changing politics in Xamar, more than anything else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 10, 2016 <cite> @Tillamook said:</cite> Hehehe... looks like Xirsi is on the hunt for the support of the degmooyin, so as to remain relevant in Somali politics post 2016. ? I always had a hunch that the sudden resignations of Xirsi & Co. was caused by disagreements about the fast changing politics in Xamar, more than anything else. According to Africa Intelligence Xirsi and his brother have links to Damul Jadiid. A lot of Somaliland politicians are in bed with Xamar secretly, they are not what they seem. Quote Share this post Link to post Share on other sites