Sign in to follow this  
Mooge

Shocking News - qoslaaye sold 10,000 Somali girls to Saudi Arabia

Recommended Posts

Mooge   

War Cusub:- Dowladda Somalia oo Sanadka 2016 Geynaysa Suucudiga Gabdho ushaqeeya Sucuudiga oo somali ah Yaab

 

Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay gabdho la hadal hayay in loo diri doono dalka Sacuudiga,kuwaasoo Jaariyado ka noqon doono guryaha carbeed.

 

Shaqaalahan gabdhaha ah ayaa dhowr bilood ka hor waxaa Sacuudiga ka iibisay dawaladda Soomaaliya kadib kulan ka dhacay Riyadh,iyadoo haatan loo diyaariyay dhowr kun oo hablood.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay wado qorsheyaal shaqo lagu siinayo shaqaalaha dowladda iyo kuwa madaxa banaan. “Waxaa meel wanaagsan inoo maraya dadaallada aan ku doonayno inaan shaqaale badan ugu dirno Sacuudiga” ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

 

Gabdhahan loo dhoofinayo Sacuudiga, ayaa aqoonyahanno badan ay sheegeen in ay ka cabsi qabaan in xadgudubyo ay kala kulmaan ragga ay u shaqeynayaan ee Sacuudiyaanka ah, sida marar badan ay ugu geysteen ajaaniibta kale ee dalkaas ka shaqeeya.

 

Waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sucuudiga ayaa dhowaan si wayn uga hadlay halista ku xeeran in gabdho Soomaaliyeed la geeyo Sucuudiga, Iyagoo sheegay inay taasi ka danbaysay markii dhammaan waddamadii Saboolka ahaa ay sucuudiga u diideen inay siiyaan Dumar u shaqeeya.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

intay mareero ka tahriibi lahaayeen yamana lagusii kufsan lahaa waxaa dhaanta inay toos u tagaan

 

teeda kale khaliijkoo dhan ha loo qaybiyo rag badan baa meesha ku gaboobay

 

hubaal wasiirka shaqada xasanaad badan baa loo qori lahaa

 

tahriibka wax ka xun ma jiraan awoowe ama intay wadamo gaalo tagaan indhakuul khaldan marsadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Thousands of somali girls already work in Saudi Arabia illegally and in appaling conditions without any rights, add that the So if this means that they will be legal and can claim their rights then be it. You can talk about somali pride and all that but there is no pride in work especially when you are from poor country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Thousands of somali girls already work in Saudi Arabia illegally and in appaling conditions without any rights, add that the So if this means that they will be legal and can claim their rights then be it. You can talk about somali pride and all that but there is no pride in work especially when you are from poor country.

 

Loser!

 

Carab xuno futo ku timo badan inay inamo soomaaliyeed dabada u foorariyaan kuma dibayso miyaa ?

 

Qabri baa dhaama shaqadaan.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xabad inay futo ufoorariyaan sheekadu ma joogto, subax Allah keeno bay ufoorariyaan iyagoo boqolaal ah sharci darana ah hadii la kufsado xataa kama hadli karaan. Marka saaxiib nin weeso u dhowrantahay ha iska dhigin waxaa laga yaabaa nin gabdho ilmo adeer taa ah ay Yemen soo maraan jidka lagu kufsado hadana guryaha wixii la rabo lagu sameeyo maxaad u qabankartaa hadaba? Mar aan tagay ninbaa wuxuu iiga sheekeeyay sida gabdhaha Somaliyed markay kasoo baxayaan Yemen Pills ilmaha dila horay usoo qaateen si aysan uur uyeelan. Marka arintan haday jirto dowladu waxay ku yaraynkartaa dhibta tahriibka ka qabsata iyo inay xuquuq ay ku yeeshaan guryaha dhexdeeda ah. inta vadan abuse nimanka ma aha waa naagaha arabta ah oo aan naxriisan maxaa yeelay waxay ogyihiin inaysan xuquuq lahayn. Tan Somali kaliya guryo kama shaqayso Indonesian, masaari, morokaan iyo philiphinese waa ka shaqeeyaan si sharci oo waliba safaaradahooda ayaa udooda oo ilaaliya xaqooda

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

samafal

dalalka khaliijka sharciyadooda ma wada aqaan balse badankooda lagama ogola in dawlad ka mid ah jaamacadda carabta ay khaadim ama adeegayaal hoose kusoo shaqa tagaan

 

sharcigu waakala nombar kan carabta loo ogol yahay waxaa lagu magacaabaa xoog maal ama shaqaalaha shirkadaha iyo xukuumadda i.w.m

 

markii ugu horaysay haddii dawlad caraba yeesho inay khaadim u noqoto dawlad kale oo carbeed waxaa meesha soo galaya arin ugub ama cusub xataa pakistan iyo afghanistan looma ogola

 

si kastaba aragtidayda markaan kaftanka ka gudbo ilama haboona in dumar carab iyo dal kalaba ushaqo tagaan

 

sababtanu waxay tahay dumarku waa makhluuq qurux badan, guri aan gurigeeda ama dalkeeda ahayn kuma nabad geli karto ama way adagtahay.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Gooni, kolba taa kama jirto Sacuudiga wadamada kale sida Emirate waan maqlay arab ma ogola. Pakistan iyo Afghanistan waa dad dhaqan adag naagahooda marka horeba kaligood masoo baxaan iskabaa daa inay wadan kale ka booseeyaan. Somali balo waxaan ku dhignay gabadha aabaheed baa gaari/dooni/diyaarad saaraya isagoon waxay mudandoonto ogayn, waa arin dadyoowga muslimka aan uga duwanahay.

 

Sxbyaal aniga hadaan heli karo gabar Somaliyeed maalin dal aan dalkeeda ahayn joog na dheheen, laakiin kumanaanka usoo silcaya xuquuq la'aanta la exploit gareenayo waxaa dhaanta inay si sharciya ku yimaadaan oo xuquuqdooda laga warqabo waa meeshaan ka iri weeso ma noo dhowrna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

waa sax awoowe isku kursibaan fadhinaa

khaadimka ama domastic workers yaan macluumaad kaa siinayaa intaan ka aqaan

 

waa qof lasoo iibsaday qaab ahaan carabka iyo xaaskiisu wuxay tagayaa xafiis ay yaalaan sawirada dadka la keenayo

 

xaaska carabku waxay door bidaa inaysan gabadha imaanaysa qurux badnayn waayo waa dumar waxaa ku beeran hinaase gaar ah

 

basaboorka waxaa haynaya xafiiskii ka iibiyay guriga carabka, haddii isku dhac yimaado xal uma furna aan ka ahayn inay cararto ama ka baxsato gurigii laga iibiyay ayadoo dhar fiican wadan taasina khatar badab bay leedahay

 

hadday xafiskii ku noqoto waxaa la waydiinaya qarashkii ku baxay markii dalkeeda lagasoo qaaday

 

soomaalidu ma xamili karaan xadaaradaha caalamka kale balse waxay kaga fiican yihiin is gacan qabashada ayagoon taas badelkeeda waxba ku doonayn

 

si kastaba dumarka yaan la dhoofin dawlado safaaradahooda laga hibaysto yaa carab ku difaaci waayay jaaliyadahooda

 

xataa reer galbeedka waxaan maqlay in xoriyadooda xijaabka laga bilaabo

 

shaqo guri waa adigoo god galay waxa kaaga soo bixi karana aadan garanayn ama mas buu noqon karaa ama bakayle.

 

waxayna u badan tahay wakhtigga hadda la joogo boqolkiiba 97 in mas laba madax leh ugu tagto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

<cite>
said:</cite>

Xabad inay futo ufoorariyaan sheekadu ma joogto, subax Allah keeno bay ufoorariyaan iyagoo boqolaal ah sharci darana ah hadii la kufsado xataa kama hadli karaan. Marka saaxiib nin weeso u dhowrantahay ha iska dhigin waxaa laga yaabaa nin gabdho ilmo adeer taa ah ay Yemen soo maraan jidka lagu kufsado hadana guryaha wixii la rabo lagu sameeyo maxaad u qabankartaa hadaba? Mar aan tagay ninbaa wuxuu iiga sheekeeyay sida gabdhaha Somaliyed markay kasoo baxayaan Yemen Pills ilmaha dila horay usoo qaateen si aysan uur uyeelan. Marka arintan haday jirto dowladu waxay ku yaraynkartaa dhibta tahriibka ka qabsata iyo inay xuquuq ay ku yeeshaan guryaha dhexdeeda ah. inta vadan abuse nimanka ma aha waa naagaha arabta ah oo aan naxriisan maxaa yeelay waxay ogyihiin inaysan xuquuq lahayn. Tan Somali kaliya guryo kama shaqayso Indonesian, masaari, morokaan iyo philiphinese waa ka shaqeeyaan si sharci oo waliba safaaradahooda ayaa udooda oo ilaaliya xaqooda

 

Maxaad ka qaban kartaa ?

 

Your justifying it. Si ragnimo ku jirto uguma bareeri kartid so daciifnimo ayaa xitaa u taageri. Maxaan ka qaban karnaa ?

 

Look at the hadith below

 

hadith34arabic.gif

 

Right now if you can't do anything, but you can denounce this ficil and have karahiya in your qalbi for it.

 

Soomaali waa finish runti

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I welcome this but i doubt this is true.already 100,000s of somali girls working in GCC countries illegally smuggled through bosaso desert town and how is this different from the one we have seen.there is nothing suprising anymore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Xabad waxaan u gartay hadalkaaga sideeda aamuska ah gabdhaga halagu silciyo oo yaan kor loo sheeg sheegin ceebta jirta. Macnaha tabar kale ma jirtee Aamuska ku dadaal :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
xabad   

They may go bankrupt soon. No more maids to be molested and abused. They won't be able to afford it.

 

 

 

Saudi Arabia budget deficit swells on oil price fall

 

Saudi Arabia's budget deficit soared to $98bn (£65.7bn) this year as the world's biggest oil exporter counted the cost of falling crude prices.

In the first budget under King Salman, the kingdom said revenues reached 608bn riyals (£108.7bn; $162bn), down 15% on official expectations.

Spending for the year hit 975bn riyals, some 13% more than forecast.

 

http://www.bbc.com/news/business-35188807

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Tahriib to Europe is immeasurably better for the Somali women then working in the Arabian homes of the Gulf countries. In "gaalo" land of Europe, our women get treated with humanity and dignity even when they don't succeed in getting the residency papers they were after. Whereas in the so called "Muslim countries" they are in serious danger of sexual abuse and murder.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this