Mooge Posted November 30, 2015 War Deg Deg ah– Madaxweyne Gaas oo diidey inuu la kulmo Cabdikariin Xuseen iyo Kooxdiisa Galmudug Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ku adkeystay in dhankooda ay diyaar u yihiin Xalinta dhibkii Gaalkacyo ka dhacay, Xalka rasmiga ahna ay wada gaari karaan Odoyaasha Magaalada oo qura. Sida ay Puntlandi xogta ku heleen Masuuliyiinta Puntland waxay si cad u diideen iney la fariistaan Siyaasiyiinta maamul ka Galmudug ee Cadaado oo ay iyaga ku eedeeyeen Iney abaabuleen Dagaalka. Arintaas waxaa ka xumaadey Cabdikariin Xuseen Guuleed oo doonsyay in sidii laba Maamul loovwada hadlo laakiin wuxuu candhuufta dib u liqay markay Puntland miiska soo saareen cadeymo muujinaya in hubkii Dowlada Federaalka lagu galay Dagaalka, Arintaas ku saabsan hubka Dowlada dib ayaa looga wada hadlayaa oo waxaa laga hormariyey in lagu dadaalo marka hore in Shacabka Xaafada Baraxley ee ka qaxay Xaafada kuwasoo banaanka Magaalada ku dhibaataysan in magaalada lagusoo celiyo, Arintaas oo qura iyo babadeynta ayaana maanta lagawada hadley oo xal laga gaaray. Puntlandi.com Gaalkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 30, 2015 Puntland brought prove that Somali Army's weapons was used in Galkacyo. This is shameful. There is no accountability for these Damjadiid snakes niyoow. anwyas, it is good Abdiweli rejected to meet with this abdikarim guy because we will never talk to you like an equal state (GalNus is not a state that exists). this conflict was orchestrated from Mogadishu and damjadiid is now seeing their failed mission exposed. Abdiweli wants the elders to talk and nothing beyond that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted November 30, 2015 Tick, tock, tick, tock! Time is running out for Damjadiid and their cretin in Villa Somalia. 8 months to be exact, so I urge all Somalis to be patient. Quote Share this post Link to post Share on other sites