Dr_Osman Posted November 28, 2015 War Deg Deg ah — Ciidanka Puntland oo Gudaha u galay Xaafada Baraxley kadib markii Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley ay hoobiyayaal iyo Rasaas kusoo ridey Magaalada Gaalkacyo ayaa Ciidanku ka fursan waayay iney Xoog ku galaan gudaha Xaafada Baraxley oo Maleeshiyaadku gabaad ka dhigteen. Ciidanka ayaa iminka waxay ku sugan yihiin gudaha Xaafada Baraxley Waxaana la filayaa in saacadaha soo socda ay Xaafada banaanka uga saaraan Maleeshiyaadka si loogu turo Dadka Rayidka ah ee ay gabaadka ka dhigteen. Isbitaalka guura ee Ciidanka Puntland waxaa hada lasoo gaarsiiyey sadex askari oo dhawac ah. Midkamud ah waxaa durba loo gudboyey isbitaalka Guud ee Gaalkacyo. Saaka laba Hoobiye ayay Maleeshiyaadku kusoo rideen Magaalada waxaana loogu jawaabey Dhowr madfac, markaas kadib magaalada wax xabada kuma aysan soo ridin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted November 28, 2015 Baraxlay is tonight under Puntland control, Galnus has also lost Hobyo the other day to shabab and ahlul sunnah controls dhusamareeb, so where does this phantom state operate? its not even a constitutional regional state, its only 1.5 states and must be dismantled immediately. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted November 28, 2015 Puntland Armed forces currently stationed in Baraxlay, you can listen to the audio here from the deputy governor of Mudug. I like how Puntland forces are not killing civilians like those cowards in Baraxlay do. They can't fight man to man with troops, they fight civilians. Puntland is advising all galnus civilians to return and get treated at Puntland hospitals because they are dying out there due to the exposure and lack of water. http://puntlandone.com/war-deg-deg-ahdhegayso-dawladda-puntland-oo-sheegtay-inay-gaalkacyo-sifaysay-khasaaraha-dhashay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
YoniZ Posted November 28, 2015 I suspect you are one those born after the nineties. Your tone is just like the idiots who use to say 'Magaalo anagaa qabsanay'. Dadka Somalida ah Allaha kala badbaadiyo. Meesha Galkacyo ah wax magarato ayaa isugu tegtay aan cashir kabaran hadimihii dagaalada sokeeye. Waryaa isku xishood. Quote Share this post Link to post Share on other sites