Saalax Posted November 22, 2015 The audacity of this man, so he has failed to hold elections purposely and now he is trying to beg the same International Community who he said he didn't need their help to hold elections? Keeping in mind all the other problems such as lack of media freedom, attacks against unarmed civilians, nepotism etc. “Waxaa La Gaadhay Xilligii Ay Beesha Caalamku Gar-Waaqsan Lahayeen Masuuliyaddooda..” Madaxweynaha Somaliland Hargeysa(Ramaas)November-22-2015- Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadlay degenaanshaha Somaliland ka hirgalisay mandaqad ammaan darro aafaysay, waxaanu beesha caalamka ugu baaqay inay gaadhay xilligii Somaliland la aqoonsan lahaa, madaama ay muddo 25 sannadood ku siman aqoonsi la’aan ku soo dedaalaysay, kuna dhistay deganaansho iyo dawladnimo. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Waxaa-La-Gaadhay-Xilligii-Ay-Beesha-Caalamku-Gar-Waaqsan-Lahayeen-Masuuliyaddooda..-Madaxweynaha-Somaliland.html#sthash.ieGN2sYb.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites