Sign in to follow this  
Saalax

Afric Intelligence:West prefers to negotiate with Iro rather than Senile Silanyo

Recommended Posts

Saalax   

Interesting.

 

 

N°1411 - 25/09/2015

 

West prefers to negotiate with Cirro rather than Silanyo

 

http://www.africaintelligence.com/ION/politics-power/2015/09/25/west-prefers-to-negotiate-with-cirro-rather-than-silanyo,108093295-BRE

 

 

 

 

 

 

 

Wargeys Qoray In Gudoomiye Cirro Kaga Dheereeyay Xidhiidhka Beesha Caalamka

 

 

https://qarannews.com/wargys-qoray-in-gudoomiye-cirro-kaga-dheereeyay-xidhiidhka-bulshada-caalamka/

 

 

 

Hargeysa(Geeska)-Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii toddobaadkan soo baxay wuxuu ku qoray in guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) uu Madaxweyne Siilaanyo kaga dheereeyay xidhiidhka beesha caalamka. Beesha caalamka ayuu wargeysku qoray inay doonayso inay Cabdiraxmaan-Cirro la yeelato xidhiidh.

 

 

Wargeysku, wuxuu qoray in Madaxweyne Siilaanyo aanu jeclaysan kulan uu 7 September Cabdiraxmaan-Cirro magaalada Nayroobi ee Kenya kula yeeshay koox safiiro reer galbeed ah. “Cirro waxa martiqaaday safiirka Midowga Yurub Michele Cervone d’Urso, ergayga gaarka ah ee Maraykanka Brian H. Phipss iyo safiirka Norway Victor C. Ronneberg.” ayuu wargeyku ku yidhi warbixintiisa, waxaanu isagoo wargeyska Indian ocean ka sii hadlaya waxyaabaha ay safiiradani kala hadleen Cabdiraxmaan-Cirro uu yidhi, “waxa ay doonayeen in ay in ay ogaadaan xaaladda imika taagan ee dib-u-habaynta dimuqraadiga ah si loogaga doodo baarlamanka.Illaa imika fikirka noocaas ah waxa lala waday Siilaanyo, laakiin muranka ka taagan joogitaankiisa kursiga ee illaa sannadka 2017ka iyo cunaqabataynta ka dhanka ah kuwa ku xeeran iyo jaridda caawimooyinka la siiyo Somaliland ayaa mugdi geliyey xidhiidhkii uu la lahaa galbeedka” sidaas ayuu wargeysku ku soo oodday warbixinta uu cadadkiisii toddobaadkan ka qoray Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The west is no longer interested in discussing matters concerning Somaliland with

Senile Silanyo. This is a big blow for the old man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

sad for silanyo niyoow. cirro is becoming new SL bulldog. he is not joking around physically and policall. lol. what if cirro punched siilanyo in the face? what would happen? that would be the best drama niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this