Mooge Posted July 29, 2015 Puntland's Capital was overwhelmed by amount of welcome Farole got today niyoow. Welcome back Mujahid Farole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
somalia4somalis Posted July 29, 2015 Faroole the man who couldnt bring back Laascaanood Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted July 30, 2015 Mr Gaas oo sheekada ku xuntahay Garowe(pp) Wararka uu helayo caawa Puntland Post ayaa sheegaya wasaradda warfaafinta ku amartay mamulka Telefishinka Dowladda inaan laga sii dayn karin soo dhawayntii balaarnayd ee Garowe loogu sameeyay madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole oo mudo sanad iyo dheeraad dalka ka maqnaa. Warka ayaa sheegaya amarkan inuu bixiyay wasiirka warfaafinta Maxamuud Xassan Soocade, amarkaasi oo u muuqda inuu markii hore kasoo baxay madaxtooyadda. Arrintan ayaa laga hadal hayaa magalada Garowe iyo baraha bulshada. Taasoo dadka qaar ku tilmaamay inay wax laga xumaado tahay madaxwayne Pl soo maray laga diido in warkaasi laga siidaayo Telefishinkii shacabka Puntland. Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas oo xilligii uu murashaxa ahaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe ayaa ka mid ahaa dadkii Puntland Tv laga siidaayay, iyadoo waqtigaasi aysan jirin wax sharuud ah oo lagu xiray. Dadka soo dhaweeyay Farole waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire.wasiiradda Deegaanka, Caafimaadka iyo Amniga iyo saaxiibadiisii hore. Farole oo dadkii soo dhaweeyay baraxada kula hadlay ayaa sheegay inuusan cidna culays ku ahayn haddaan isiga culuys loo arag. medium_cteMoa6Z Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted July 30, 2015 Does Mr Faroole deserve such a welcome? What has he really done, that is tangible for the people and the land? We should be judging our leaders by the visible progress they have made rather than which clan they belong to and which city they turn up! This man, I don't think, is conducive to the stability of Puntland, as a region or the overall cohesion of Puntland society. It seems that people like him cannot retire in peace, and shun the limelight once their time is up. Puntland needs to look to the future and shouldn't be reminiscing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted July 30, 2015 Faroole is welcomed by his clan family. No surprise there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
somalia4somalis Posted July 31, 2015 Puntlanders are funny people! They hate the puppet govt in Xamar except Cumar Buur! Quote Share this post Link to post Share on other sites