Saalax Posted July 21, 2015 Since Senile Siilaanyo is not unable to hold elections, the two opposition parties+ madasha wadatashiiga are about to decide to elect a new interim president that will lead Somaliland to elections. Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ku Dhawaaqay Shir Qaran Oo Xukumaddu Hore Uga Digtay Hargeysa(Ramaas)July-21-2015-Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa wada jir ugu dhawaaqay qabashada shir talo qaran kadib markii ay jawaab ka waayeen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore ugu diraan dhambaal nuxurkiisu ahaa inuu hirgaliyo heshiiskii xisbiyada ka hor July 20, 2015. - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Isbahaysiga-Mucaaradka-Oo-Ku-Dhawaaqay-Shir-Qaran-Oo-Xukumaddu-Hore-Uga-Digtay.html#sthash.ghRkQXmg.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites