Mooge Posted July 20, 2015 Ahlusunna oo la wareegtay gacan ku haynta Degmada Caabudwaaq Posted Date: 20 Jul 2015 in: news,Puntland 0 Comments Comments Ciidamada culimada Ahlusunna waljameece ee ka arimaya Gobolada Dhexe ayaa maantana si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud, halkaas oo ay weerar hubeysan ku qaadeen maanta. Saldhiga Degmada oo ay awal Gacanta ku hayeen maleeshiyooyin taabacsan Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta laga saaray degmada kadib markii Ahlusunna waljameece ay weerar hubeysan ku qaaday. Maleeshiyadii awal gacanta ku hayesay ayaa isaga baxay kadib markii ay soo dul fariisteen ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Ahlusunna waljameece, waxaan áy gabi ahanaba la wareegeen gacan ku hayenta degmada Caabudwaaq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 20, 2015 Aabudwaaq is suufi ahlusuna country niyoow. they will never accept Ala-sheekh and Alshababab union in galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 20, 2015 Caabudwaaq today, and before then Dhuusamareeb, and even before then, Guriceel. These guys ain't playing around... At this rate, they will be in Buurtinle and the Nugaal valley, in no time: Oh but wait... Buurtinle, we are now supposed to believe is part of "Galmudug" territory, so am sure Malistar will make it his top priority to demand Mudane Cabdikariim Guuled stop these armed Sufi Clergymen before they get to us poor and peaceable "Galmudug" pirates Ain't that so Malistar? Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted July 22, 2015 <cite> @Mooge said:</cite> Aabudwaaq is suufi ahlusuna country niyoow. they will never accept Ala-sheekh and Alshababab union in galmudug. This video is old and it was ceremony only .... desperate pirates Praying on Somali blood to spill shame has no limit in the Pirate domain... Galmudug Vip Ciid Prayer in CaabudWaaq Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carrabay oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu magaalada Caabud-waaq kaga yimi ergo la socotay iyo weliba maamul ay soo dhiseen. Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa beeniyey in maamul kale magaaladaas gacanta ku hayo. Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug ayaa sheegay inuu jiro wadahadal u dhexeeya iyaga iyo Ahlu-sunna kaas oo uu sheegay inuu rajo ka qabo inuu isfaham ku dhammaado. Madaxweyne ku Xigeenka ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo weliba sida uu arko in lagu xallin karo khilaafka ka taagan dhinaca xuduudda ee u dhexeeya iyaga iyo Puntland. Wararka La Xiriira: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted July 26, 2015 Apparently the city is in the hands of Ahalu Sunnah forces and it is confirmed. This is a setback for the new Galmudug administration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Odey Posted July 27, 2015 Oh dear, Malister must be having a heart attack right about now!, i called the town and indeed ASWJ has taken over. Efforts by General Diini to resolve matters ended in failure. The locals have categorically declared their area free from NusMudug admin!. Sorry Guled you are stuck with half of mudug and probably a quater of Galgaduud. Quote Share this post Link to post Share on other sites