Sign in to follow this  
Mooge

Dhusamareeb Central state is sending delegation to Puntland

Recommended Posts

Mooge   

Maamulka cusub ee Gobolada dhexe oo wafdi usoo diraya Puntland

breaking nesWararka aan ka helayno Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya iney Maamul Goboleedka Gobolada Dhexe ay Wafdi u soo dirayaan Garowe.

Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Maamulka Gobolada dhexe Sh Xasan Gaboobe oo iminka ku sugan Degmada Caabudwaaq oo uu booqasho ku marayo ayaa hogaamin doona Wafdiga Maamulka Gobolada dhexe ee Garowe ku wajahan.

Maamulka Gobolada dhexe ee dhowaan laga yaglewlay Gobolada Dhexe ayaa horey u sheegay inay taageero iyo wada shaqayn ka doonayan Puntland isla markaasna ka raali galinayaan hadaladii kasoo yeeray kooxihii ku shirey Cadaado oo sheeganayay Magaca Gobolada dhexe.

Sida aan warka ku helney wafdiga Gobolada dhexe booqashadooda Garowe ka dib waxay u gudbayaan Adis Ababa.

Puntlandi.com

Gaalkacy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this