Sign in to follow this  
Mooge

No celebrations. No parties. HAG dreams stolen by Damjadiid.

Recommended Posts

Mooge   

Waagacusub.info- Beesha Caalamka iyo shacabka degan Galmudug ma farxad gelin guushii ay Damujadiid ka gaareen tartankii Madaxtooyadda Galmudug maxaa yeelay waxeey ku noqotay lama filaan in Baarlamaankii Galmudug u codeeyaan ninkii xil Wasiir ka waayay Xukumadda Federalka Somalia.

 

"Guusha Damujadiid gaartay waxeey noola mid tahay guul Al-Shabaab gaareen maxaa yeelay waxaa loolanka lagu galay hantidii Qaranka oo la xaraashay,waxaana ka sugeeynaa warbixin dhameeystiran Hanti dhoowraha guud ee Somalia Mr Nur Farah” ayuu yiri Diblomaasi reer Galbeeda oo codsaday inaan magaciisa la xigan.

 

Bulshadda Galmudug oo aad u xiiseeyneysay inuu Madaxweynaha Galmudug noqdo qof isku soo dhaweeyn kara bulshadda ayaa afkii juuqda gabay markii lagu dhawaaqay inuu Guled guuleeystay. arrimaha yaabka badan waxeey tahay ineysan jirin xafladda lagu soo dhaweeynaa iyo cid hambalyo u direeysa baraha lagu sheekeeysto ee bulshadda ku kulmaan sida Facebook iyo Twitter.

 

Xeeldheerayaasha reer Galbeedka waxeey sheegeen in Cabdikariim Guled waqtigiisa ku dhameeysan doono dibad meer maadama uu yahay shaqsi aad loo neceb yahay oo aan taageero ka heeysan bulshadda degaanka iyo xoogaga Ahlusunah.

 

Cabdikariim Dhegajuun ma guuleeysteen hadii uusan helin taageeradda Ganacsato u dhashay beesha Ceyr kuwaas oo lagu kala magacaabo Xuseen Cali Salaad iyo Xuseen Goleey.

 

Labadaan nin oo rajadii Galmudug ceeldheer ku riday waxeey lacagaha faraha badan ku bixiyeen sidii Cabdikariim Guled u guuleeysan lahaa iyagoo ugu dambeyn ka dhameeyay Musharax Maxamed Cilmi Afrax inuu codkiisa siiyo Musharax Guled. sababtu ugu weyn waxeey tahay in Damujadiid dhulkii Qaranka siisay Ganacsade Goley iyo Ganacsade Xuseen Cali Salaad,waxaana dhulkaas ka mida ajabka weyn ee Muqdisho oo hada qeeybo ka mida laga dhigay Kaalimo shidaal.

 

Guusha Cabdikariim Guled ka gaaray tartankii Cadaado wuxuu yahay inuu magaca Galmudug ugu shaqeeysto qaab NGO ah maadama lagu xasuusto waxqabad la-aan,been iyo tacadiyo ka baxsan xaquuqul insaanka.

Sikastaba ha ahaatee, sideey Somalia uga khasaartay afar sano oo rajo wanaagsan laga qabay ayey Galmudugna u lumisay afar sano oo horumar weyn la naawilayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

this is funny niyoow. everyone from galmudug is sad and people don't know what to do. lool. there are no parties to welcome the damjidid guy who spent 32 million buying votes.

 

niyoow the HAG from central somalia are more divided, sad and angry than anytime in their history. there will be endless subclan wars in guriceel, dhusamareb, cadaado and other places niyoow. watch my words. qoslaye made the biggest mistake of his life trying to create this phantom state in order to attack Puntland and win 2016 elections.

 

what a buffoon. he couldn't even pull off a decent project.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this