Sign in to follow this  
Mooge

Adado conference becomes "who has the most money"

Recommended Posts

Mooge   

CADAADO(PUNTLANDONE)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dhinacyada ku loolamaya maamulka aan sharciga aheyn ee laga dhisayo Cadaado ay manta hortagayaan baarlamaanka maamulkaas, oo ay ka jeedin doona waxa ay qaban doonaan hadii la doorto, waxa ayna sidaas oo kale mid kastaa uu jeedin doono halka uu xukumi doono maamulkiisa.

 

Raga sida weyn khudbadahooda loo dhawrayo waxaa kamid ah Cabdikariim Xasan Guuleed oo ah gacanyaraha Xasan Sheekh Maxamuud, Axmed Macalin Fiqi oo isna ka soo jeeda dhinaca Kooxdii Aala- Sheekh ee Madaxweyne Shariif Sh Axmed iyo Axmed Cabdisalaan Xaaji oo ah safiirkii dawladda Soomaaliya ee dalka Itoobiya oo saameyn weyn ku leh gobalada dhexe.

 

Sadexdan musharax ayaa noqon doona kuwa badan uu dhexmarayo hardanka qabashada hogaanka maamulkan, waxaana si gaar ah loo og yahay in ay isku dhinac noqon doonaan Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Cabdisalaan, hadii uu codad badan helo Cabdikariim Xasan Guuleed.

 

Lacago fara badan ayaa ilaa xalay laga bilaabay qeybintooda magaalada Cadaado, waxaana Xildhibaanada qaarkood ay goor horeba bilaabeen in ay raadiyaan musharaxiinta sida loo kala lacag badan yahay, waxaana shalay soo gartay Cadaado diyaarad gaar ah oo ka timid Muqdisho, taas oo usocotay Cabdikariim Xasan Guuleed

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

the language of the dollar is spoken in adado right now. niyoow i predict damjadiid will win this selection since they stole the most money. it is going to be abdikariin dhagajuun who will take this trophy any minute. lol.

 

walle my HAG friends are rookies. you don't inaugurate a new state with the usual mogadishu corruption of buying votes. can you imagine vote buying in Puntland in 1998 and Abdulahi yusuf (AU) going around buying votes? it is unimaginable walahi.

 

these rookies who don't understand state building are already setting their people up for years of corruption, waxqabad la'an, vote rigging etc. this is not how to start things niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

haha. I told you so.

 

yesterday I predicted abdikarin dhagajuun will take this thing and I was right. oh boy. Mooge is proven right once again. I know these people so much that every single thing I say becomes reality niyoow.

 

so what is a failed damjadiid politician going to bring for the divided people of Central somalia? absolutely nothing niyoow. my friends, get ready for a long strife and eventual disintegration of this new project since damjadiid is hated by the masses and they bought everything with dollars. everyone in that region is angry, pissed and confused niyoow. it is the best outcome for puntland which saw the damjadiid project in adado as a provocation. Mooge predicted it here first incase you forget.

 

some things never change niyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this