Holac Posted June 16, 2015 Wasiirada xilkooda waayey: Xasan Cismaan Maxamuud Alloore Wasiirka Wasaaradda Amniga Ismaaciil Maxamed Warsame Wasiirka Wasaaradda Caddaladda arimaha diinta Cali Axmed Faatax Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah Cabdullaahi Cali Ducaale Wasiirka Wasaaradda Xaanada xoolaha Cali Xaaji Warsame Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dr.Saadiq Eenow Wasiirka Wasaaradda Caaafimaadka Cabdi Ismaaciil Boos Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Guuleed Saalax barre Wasiirka Deegaanka dalxiiska iyo duurjoogta Wasiirada ku cusub golahan: Saalax Xabiib Xaaji jaama WasiirkaCadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga DDR Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 16, 2015 Why did he sack Saadiq Eenoow and Cali Haji Warsame? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted June 16, 2015 ^It's hard to know exactly what a particular minister has done. Certainly Cali Haji appeared to be doing something given his numerous media appearances. I don't know what Eenow has done or where he has appeared to be doing something. There should be fact based metrics - opened this many schools, opened x health clinics etc. Sadly none exist - even budgets are not known with certainty. No Xaabsade in there - Thank God. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thegoodshepherd Posted June 16, 2015 Allore was a joke of wasir. Amniga got ten times worse under his watch. He could talk tough but could not deliver. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted June 16, 2015 Gaas seems to believe that a mere reshuffling is going to change his political fortunes. This is more than a joke. The president needs to articulate a coherent vision for Puntland instead of blaming others for the failures of his fadhiid government. Quote Share this post Link to post Share on other sites