somalia4somalis Posted June 13, 2015 Centre state will Border Nugaal new Constitution Ergada Cadaado oo ansixiyay in G/ Mudug ka tirsan yahay Maamulka G/Dhexe (Wareysi) Image Cadaado (KON) -- Ergada Shirka Maamul U sameynta Gobolada Dhexe ayaa qalinka ku duugay, oo ansixiyay in Gobolka Mudug oo idil inuu kamid yahay Maamulka Gobolada Dhexe. Teaser Image Ergada Cadaado oo ansixiyay in G/ Mudug ka tirsan yahay Maamulka G/Dhexe (Wareysi) Ergada oo ku guda jira ka doodista & ansixinta Dastuurka KMG ah ee Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa Shalay u cadeeyeen Caalamka & Bulshada Gobolada Dhexe in Gobolka Mudug uu kamid ah Maamulka Cusub ee ay dhisayaan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federalka Somaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa sheegay in Ergada Go'aan kasta oo ay gaaraan uu yahay mid Sharci ah, isagoo hoosta ka xariiqay in Gobolka Mudug uu kamid ah Maamulka Gobolada Dhexe. Go'aanka Ergada ay soo saareen, ee ku qormay Dastuurka Maamulka Gobolada Dhexe ayaa wuxuu Dhabar-jab weyn ku ah Qorshaha Puntland ay ku doonayso in Waqooyiga Mudug aan lagu darin Maamulka loo dhisayo Gobolada Dhexe. Ergada ayaa la filaya in Sabtida soo socota ay ansixiyaan Dastuurka KMG ah, si ay ugu gudbaan qeybaha kale ee Maamul dhisada sida Caasimadda, Calanka & Dhisida Baarlamaanka. Keydmedia Online - Xafiiska Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted June 16, 2015 By far the most bizarre development coming from the central regions. This must be a classic case of "ku qabso ku qadi mayside". Indha adayg iyo qar iska tuur dharaar cad iga dheh. Caqli dhicisoobay iga dheh. Could someone explain how the new State wants to bring North Mudug under its control when they do not want South Mudug under Puntland? Could someone else please explain why Puntland never claimed South Mudug, yet the people from South Mudug (Galmudug and Ximan iyo Xeeb) claim North Mudug? Very confusing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted June 16, 2015 How many entities speak on behalf of Central State? It is hard to keep up with the many groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted June 17, 2015 I know i ma trying to apply logic where there is none. And as the old saying goes "waa duul inta miyirka qabtaa dayaysan tahay." Quote Share this post Link to post Share on other sites