Saalax Posted June 9, 2015 Ciidamada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Looga Shakisan Yahay In Al-shabaab Leedahay Hargeysa(Ramaas)June-09-2015-Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa degmo gobolka Awdal ka tirsan ku qabtay hub waaweyn iyo waxyaabaha qarxa. Ciidamada ayaa baadhis ku haya hubkaasi iyo halka loo waday baadhis ku haya. Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sharaxay noocyada Hubka ee ay qabteen “Hubku wuxuu ka kooban yahay laba hoobiye, Rasaasta hoobiyaha iyo budada markaa angu kooxna ma magac dhabayo ee waxay xidhiidh la leedahay kuwii waxqarxin jiray” Ramaasnews-desk - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ciidamada-Somaliland-Oo-Gacanta-Ku-Dhigay-Hub-Looga-Shakisan-Yahay-In-Al-shabaab-Leedahay.html#sthash.I3yct2KQ.dpuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 9, 2015 Properly a cheap shot to try and frame Wabar. Those weapons look old and more likely to have been left behind by the MSB regime. Daawo Hubkii laga Qabtay Borama oo Nuucyada kala Duwan ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted June 9, 2015 This looks like an attempt to frame Galbeedi's family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 10, 2015 ^ All is fair in love and war. Galbeedi, suunka dhuuqso! Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 10, 2015 Siilanyo is becoming desperate .He will cell his mother to survive. This are scarp left in the nineties. Tilamook, we have to adapt quickly to deal with these nasty group. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AbdiJohnson Posted June 10, 2015 I have been to Awdal. I am not sure if Shabab members are there but a lot of people certainly sympathize with them. Definently a higher percentage than the number of supporters in the south Quote Share this post Link to post Share on other sites