Sign in to follow this  
Mooge

Construction of Five Star Hotel begins in Garowe

Recommended Posts

Mooge   

hotel2.jpg

 

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maalintiisii labaad ku sugan magaalada Garoowe ayaa maanta isaga oo uu weheliyo madaxweyne Gaas waxaa uu dhagax dhigay hoteel casri ah oo ganacsato reer Puntland ah ka hirgalinayaan magaada Garoowe.

 

Hotelkaan qaabka casriga ah loo dhisayo oo lagu magacaabo Plam Hotel-and-Resort ayaa la shegay inuu ku kacayo aduun gaaraya Toban Milyan oo Dollar sida uu goobta ka sheegay Abshir Cumar Huruuse oo ka socday shirkada SOMCA oo maalgalinaysa hoteelkan shanta xidigood ah (five star hotel)

 

Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo uu weheliyo madaxweynaha Puntland Dr Gaas ayaa daah furay bandhig buugeed iyo carwo dhaqameed maanta lagu qabtay magaalada Garowe, waxaana si wadajir ah u sameeyay shirkada daabacaada buugaagta ee Scansom iyo shirkad dhaqameed oo lagu magacaabo Ohaayo colampus.

 

Bandhigaan oo ka dhacay xarunta jaamacada PSU waxaa lagu soo bandhigay buugaag garaya 200 oo buug waxaana lagu asteeyay 20 sano guuradii kasoo wareegtay aas aaska shirkada Scansom ee fadhigeedu yahay dalka Sweden.

 

Ra’iisul wasaaraha Sharma’arke ayaa sheegay inay farxad u tahay inuu kasoo qeyb galo bandhigaan, wuxuuna ku baaqay in laga shaqeeyo horumarinta Afka Hooyo, ayna tahay mas’uuliyad saaran qofkasta oo Soomali ah.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this