Sign in to follow this  
Mooge

Under the shade of The grandfather's Tree

Recommended Posts

Mooge   

005633.jpg

 

1. In Jubaland iyo Puntland aragti mideysan ka yeeshaan xaqiijinta Hiigsiga sanadka 2016 iyo in la dadejiyo dhamaystirka federaalka iyadoo la raacayo Dastuurka Qaranka.

 

2. In la dadejiyo fulinta qodobadii ay isku afgarteen Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubaha ka ah Federaalka 6 Feberaayo 2015.

 

3. In Jubaland iyo Puntland soo magacowdaan xubnaha uga mid noqonaaya Guddiyada heer Qaran oo ay ka mid yihiin guddiga dib u eegista dastuurka, amniga qaranka, isku xirka xukuumadaha, Federaalka iyo kala xadeynta xuduudaha, doorashooyinka iyo guddiyada kale.

 

4. In Jubaland iyo Puntland si wada jir ah u samaystaan gole wada jir ah oo ka shaqeeya xoojinta xiriirka labada maamul.

 

5. In mucaawanooyinka lagu helo magaca Soomaaliya si dheelitiran loogu qaybiyo degaanada Soomaaliya iyo in Dowladda Federaalku ay u fududeyso hay’adaha caalamiga ah in ay si toos ah u caawin karaan Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya (No Objection policy).

 

6. In Qorshayaasha Hindisaha cusub (New Deal plans) lagu baahiyo Dowladaha xubnaha ka DF, isla markaana samaystaan xafiis ka shaqeeya isku xirka isku dubaridka iyo xiriirka deeqaha.

 

7. In Jubaland iyo Puntland ay aragti mideysan ka yeeshaan qaabka loo maamulayio kheyraadka dabiiciga ah iyadoo Dowladda Federaalku qadanayso awooda uu siiyey Dastuurka Qaranka.

 

8. In Dowladaha xubnaha ka ah DF ay qayb ka noqdaan talada wax kasta oo saameyn ku yeelan kara nolosha iyo mustaqbalka shacabka ay metalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

It is good to see Kismayo enjoying peace these days. It is hard to believe just few years ago, the city was the commercial capital for Alshabab. Dark Ahmed has done a great job securing and bringing different clans together under one leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this