Sign in to follow this  
Saalax

Suldan Wabar kidnaps one soldier

Recommended Posts

Saalax   

War Deg Deg Ah Ciidamada u Daacada Suldan Wabar Ayaa Saaka Afduubtay Hal Askari oo ka Tirsan Cidanka Somaliland

 

Quljeed:-Camuudnews- warar ka rasmiga ah ee aan ka helayno deegaanka jirjir ayaa sheegaya in saaka subaxii ay afduubeen ciidamada daacada u ah suldan wabar hal askari kaasi oo ku sii socday deegaanka quljeed oo booqasho ku tagayay meel u dhaw qulijed oo ay deganaayeen walidiintiisa isaga oo fasax ku tagayay degmada qulijeed

Askarigan ayaa saarnaa gaadhi jaad ah kaasi oo ku sii jeeday deganada quljeed iyo boon askarigan ayaa ku labisnaa dirayska Somaliland isaga iyo qorigiisiba ay kala dageen ciidamada u daacada ah suldan wabar ee la magac baxay kacdoonka gobolada galbeedka

Askarigan oo magaciisa la yidhaah XUSEEN RAYAALE WALAAD oo ka tirsana ciidmada bariga ee degan tuulada TUKARAQ askarigan ayaa fasax ku imiday magalada borama isaga oo booqanayay walidiintiisa ayaa laga la dagay gaadhi uu sarnaa

 

 

http://camuudnews.net/archives/2015/03/59044

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

You fight with whatever you can at some point. this soldier was sent to kill them but they arrested him and will be dealt in just manner niyoow.

 

good to see Awdal Freedom movement starting gorilla movement to raid and capture siilaanyo's militia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this