Saalax Posted March 8, 2015 War Deg Deg Ah Ciidamada u Daacada Suldan Wabar Ayaa Saaka Afduubtay Hal Askari oo ka Tirsan Cidanka Somaliland Quljeed:-Camuudnews- warar ka rasmiga ah ee aan ka helayno deegaanka jirjir ayaa sheegaya in saaka subaxii ay afduubeen ciidamada daacada u ah suldan wabar hal askari kaasi oo ku sii socday deegaanka quljeed oo booqasho ku tagayay meel u dhaw qulijed oo ay deganaayeen walidiintiisa isaga oo fasax ku tagayay degmada qulijeed Askarigan ayaa saarnaa gaadhi jaad ah kaasi oo ku sii jeeday deganada quljeed iyo boon askarigan ayaa ku labisnaa dirayska Somaliland isaga iyo qorigiisiba ay kala dageen ciidamada u daacada ah suldan wabar ee la magac baxay kacdoonka gobolada galbeedka Askarigan oo magaciisa la yidhaah XUSEEN RAYAALE WALAAD oo ka tirsana ciidmada bariga ee degan tuulada TUKARAQ askarigan ayaa fasax ku imiday magalada borama isaga oo booqanayay walidiintiisa ayaa laga la dagay gaadhi uu sarnaa http://camuudnews.net/archives/2015/03/59044 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted March 8, 2015 Is this a joke? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted March 8, 2015 You fight with whatever you can at some point. this soldier was sent to kill them but they arrested him and will be dealt in just manner niyoow. good to see Awdal Freedom movement starting gorilla movement to raid and capture siilaanyo's militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites