Sign in to follow this  
Saalax

Heavy fighting in North East of Burco, 2 wounded

Recommended Posts

Saalax   

 

 

Khasaaraha Isku Dhacii Shalay Ee Bulshada Baliga Diiriye Guuleed Wada Degta iyo Badhasaabka Oo Sharaxay Talaabooyin Ay Ka Qaadeen

 

 

 

Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in khasaaraha weerarka ka dhashay yahay laba qof oo dhaawac ah oo ka soo kala jeeda labada dhinac ee dagaalamay “Xogaa ayay rasaas isku rideen oo laba qof ayuu ninba meel ka dhaawacmay oo midna gelinkii hore ahaa midna gelinkii dambe dhaawacmay” ayuu yidhi Badhasaabka togdheer oo Wargeyska Saxansaxo u waramay. -

 

 

http://ramaasnews.com/index.php/News/Khasaaraha-Isku-Dhacii-Shalay-Ee-Bulshada-Baliga-Diiriye-Guuleed-Wada-Degta-iyo-Badhasaabka-Oo-Sharaxay-Talaabooyin-Ay-Ka-Qaadeen.html#sthash.o4UUiEXx.dpuf

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this